1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Dhintay Afgaanistaan Rag hubaysan ayaa weerar dad badan ay ku dhinteen waxay ka geysteen wadanka afgaanistaan 14 qof ayaa ku dhimatay 36 kale way ku dhaawacmeen . Weerarakan ayaa waxaa uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Haiti Oo Xaalad Banii’aadnimo Ka Jirto Waxaa sii kordhaya waxyeelada ka dhalatay duufaan ku dhufaty wadanka Haiti ee ku yaalo qaaradda Mareykanka, iyadoo dhimashu ay ka badantahy 800 oo qof waa sida ay ku waramayaan mas’uuliyiin…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Clinton iyo Trump Oo Doodda Ku Dhameystay Is Eedeyn Waxaa dooddii labaad ay xalay Washinton University ku dhexmartay labada murashax ee dalka Mareykanka Hillary Clinton and Dollanad Trump, oo kala matalayey labada xisbi Dimoqoraadiga iyo Jamhuuriga. Si ka duwan dooddii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Oo Xaalad Degdeg Ah Dalka Geliyay Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa maanta dalkaasi geliyay xaalad degdeg ah. Ra’isul wasaaraha Desalegn ayaa sheegay in xaaladda degdega ah ay socon doonto muddo lix bil ah oo ka bilaabaneysa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka oo Ka Fiirsanaya Murashaxnimada Donald Trump Waxaa warbaahinta Mareykanka aad u qabsatay cajalad fadeexad ku noqotay murashaxa Jamhuuriga ah ee Donald Trump oo horey looga duubay, cajaladda ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Trump oo aflagaaddo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddiga Doorashada Madaxweynenimo ee Dalka Kenya oo Is casilay Guddiga doorashada madaxweynenimo ee dalka Kenya ayaa dhamaantood is casilay, ka dib is qabqabsi iyo dibadbaxyo ay mucaaradku xukuumadda ku cadaadiyeen in guddigaa shaqada laga fariisiyo. Agaasimaha madaxtooyada Kenya Joseph…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo ku Dhawaaqday Saddex Cisho oo Baroor Diiq ah Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay 3 maalmood oo baroor diiq ah in loo sameynayo dadkii ku geeriyooday rabshadihii dhacay inta lagu jiray xaflad diimeed lagu qabtay meel u dhaw caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 52 Qof Oo Ku Dhintay Dibad Baxyo Ka Socda Itoobiya. 52 Qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyada ka socda wadanka itoobiya gaar ahaan gobolka Orommada intii lagu guda jiray xaflad diimeed la soo bandhigay waa sida ay sheegeyso dowladda itoobiya. Goobjoogayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo $916 million Khasaaray, Kuna Raaxeystay Lacagtii Cashuuraha Hadal-heynta ugu badan Mareykanka waa sida Donald Trump aanu u bixin Cashuuraha wixii ka dambeeyay 90-meeyadii, Trump waxaa lagu leeyahay lacag hal Bilyan ka badan, intii uu bixin lahaa lacagtaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya oo si Rasmi ah Ugu Dhawaaqday Dhameystirka Waddo Khad Tareen ah oo isku Xirta Adis Ababa iyo Jabuuti Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday dhameystirka dhismaha waddo tareen casri ah oo isku xiraysa magaalo madaxda Itoobiya ee adis ababa iyo dalka Djibuuti. Khadkan tareen oo si…