2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaale yahan Mareykan ah: Obama Qaata oo Erdogan Na Siiya Dhaqaale yaahanka caanka ah ee reer Mareykan Arthur Laffer ayaa aad u amaanay siyaasadda dhaqaale ee dalka Turkiga isagoo madaxweyne Erdogan ku ammaaney inuu ku guuleystay siyaasadda dhaqaale ee dalkiisa.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muslimiinta Sierra Leone oo Laga Qaaday Xayiraaddii Dhanka Xajka ee in Muddo ah Saarneyd Madaxweynaha dalka Sierra Leone ‘Ernest Bai Koroma’ ayaa Talaadadii shalay ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay in Xujeydii ugu horreysay ee dalkiisa ka socotaa ay gaaraan dhulka Barakeysan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Badda ee Talyaaniga oo Badbaadiyay 500 oo Muhaajiriin ah Agagaarka Xeebaha Liibiya Ciidamada Badda ee dowladda Talyaaniga ayaa Isniinta maanta ah badbaadiyay nolosha 500 oo muhaajiriin ah oo ay doonni kula jabtay biyaha Mediterranean-ka ee agagaarka xeebaha dalka Liibiya. Ciidankan ayaa wakaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo G20: Merkel iyo Erdogan oo Qaxootiga isku Haya , Obama iyo Putin oo Arrinta Suuriya ku Muransan iyo Hollande oo Ka Baaqday Shirka G20 ee sanadkan oo ka dhacaya dalka Turkiga gaar ahaa magaalo xeebeedka Antalya waxaa xoogga lagu saari doonaa arrimaha amaanka, Tahriibka Yurub, dagaalka Daacish, dagaalka Suuriya, isbadalka cimilada iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guushii Doorashada Xisbiga AKP ee Dalka Turkiga Doorashadii Axaddii ee dalka Turkiga waxaa loo tartamayey 550 Kusri , Axsaabta waxaa ay gaarayaan 16 xisbi oo ay ugu horeeyeen Justice and Development party (AKP 2001), Republican People’s party…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadkii Ku Dhintay Diyaaraddii Ruushka oo Meydkooda La Geeyay St Petersburg 140 meyd oo ka tirsan dadkii ku dhintay diyaaraddii Ruushka ee ku burburtay Sinay ee dalka Masar ayaa la geeyay St Petersburg, halkaas oo ay ku socotay diyaaradda inta aanay…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahin: Xisbiga AKP oo Aqbaliyad weyn Ku Guuleystay Doorashadii Turkiga Xisbiga talada haya ee AKP ayaa guulweyn ka gaaray doorashadii baarlamaaniga aheyd ee maanta ka dhacday dalka Turkiga. Codadkii la tiriyay AKP ayaa ku guuleystay in ka badan 50% ,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga AKP oo Ku Horeeyo Codadka La Tiriyay Akhristayaasha Goobjoog News ee sida toos ah ula socda doorashada Baarlamaaniga ee Turkiga wararaka waxaa ay sheegayaa in Xisbiga AKP uu ku horeeyo codadka ilaa iyo hadda la tiriyay. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Tirinta Codadka Doorashada oo Bilaabatay Dhamaan goobaha codbixinta ayaa la xiray kadib markii ay dhamaatay codbixintii doorashada Baarlamaaniga. Wararka waxaa ay sheegayaan in dadka u soo baxay doorashadan ay ka badan yihiin doorashadii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Turkiga oo Ka Codeeyay Doorashada, Kuna Booriyay Dadka in ay Codeeyaan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, xaaskiisa Emine Erdoğan , Ra’isul Wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoğlu iyo xaaskiisa Sare iyo mas’uuliyiin badan ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada Baarlamaaniga ah ee dalkaas. Madaxweynaha iyo…