2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Wax Ka Baro Axsaabta Ku Tartameysa Doorashada Dalka Baarlamaanka Turkiga waxaa uu ka kooban yahay 550 Xildhibaan, 276 kursi Xisbigii Keenaa waa Aqlabiyadda, si Dasuurka loo badalo waxaa loo baahan yahay 367 cod, Si Afti loogu dareero waa…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Imtixaan Shacbiyadda Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan Doorashada Baarlamaaniga ah ee maanta ka dhaceysa dalka Turkiga waxaa ay imtixaan ku tahay shacbiyadda madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan. Madaxweyne Tayyip Erdogan ayaa doonaya in dalka Turkiga uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo Dooranaysa Baarlamaan Waxaa maanta dalka Turkiga ka dhacaya doorasho Baarlamaani ah, Waa middii Labaad muddo 5 bil ah, doorashadan ayaa timid kadib markii Xisbiga Talada haya ee The Justice and Development Party…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Awoodaha ku Loolamaya Suuriya oo Markii Ugu Horeysay Ku Kulansan Vienna Waxaa Markii ugu horeysay kulan isku soo hor fariistay Vienna dalalka Taageersan Bashaar Al-Asad iyo Dalalka ku eedeeyay in uu yahay Dilaa iyo Dhiigyacab. Waxaa maanta uu Vienna kulan ugu bilowday dalalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda 54 Dal oo Afrikaan oo Hindiya Ku Sugan iyo Shir Labo Maalmood oo Furmay Madaxda in ka badan 50 dal oo Afrikaan ah iyo dalka Hindiya ayaa waxaa uu shir labo maalmood ah uga furmayaa maanta oo khamiis ah caasimadda Hindiya ee New Delhi,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Keryy oo La Kulmaya Cabbaas iyo Boqorrada Cabdalla iyo Salmaan si Loo Dajiyo Xiisadda Falastiin iyo israa’il Xogeyaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa ku sugan Camaan halkaas uu wada hadal kula leeyahay hogaamiyaha Falastiin Maxamud Cabbaas iyo Boqorka Urdun Boqor Cabdalla. Kerry ayaa labada hogaamiye kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka AMISOM Oo Ilaalo Ka Haysa Diyaaraddii Ku Dhacday Duleedka Muqdisho (Sawirro) Ciidamada AMISOM ayaa ilaalo adag waxa ay ka hayanaa diyaaraddii xalay kusoo dhacday duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Carbiska, ka dib markii ay kusoo degi weysay garoonka diyaaradaha Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo Ballan Qaadey in Qaxootiga Suuriya Celin Doono Haddii Madaxweyne Loo Doorto Ganacsade Donald Trump ayaa sheegay in Qaxootiga Suuriya ee ku sugan Mareykanka uu dib ugu celin doono dalkooda haddii isaga Madaxweyne loo doorto. Ninka billionaire-ka ah waxaa uu u tartamayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Hawlgal Ciidan Ku Qaaday Keyn Lagu Tuhmayo Alshabaab Dowladda Kenya ayaa biloowdey hawlgal ay ku sifeyneyso keyd lagu magacaabo Boni oo ku taala dalkaasi halkaasi oo la sheegey in ay ku dhuumaaleeysanayaan dagaalyahano ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhimashada Wiish-kii Xaram-ka Ku Dhacay oo sii Kordheysa iyo Cabsi Laga Qabo Dabeylo Kale Xilli Salaadda lagu jiro ayuu wish-ka ku soo dul dhacay dad ku Tukanayey Xamarka Meka, ugu yaraan 107 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 230 kalana waa ay dhaawacmeen.…