2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada ee Sucuudiga oo Geeriyoodey Amiir Sucuud Al-feysal oo ahaa wasiirkii ugu xiliga dheeraa ee meel ka mid ah adduunka wasiir arrimo dibadeed ka noqda , kana ahaa dalka Sucuudiga ayaa geeriyoodey kadib 4 bilood…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Uganda oo Xabsiga Dhigey Ra’isulwasaarihii Hore iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalkaasi Muddo yar uu ka hor inta aysan dalkaasi ka dhicin doorashooyin madaxtinimo sanadka 2016-ka ayaa waxaa xabsiga loo taxaabay labo nin oo u taagan xilka madaxtinimo ee dalkaa oo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Aamino Maxamed iyo Jamaal Maxamed oo Nairobi Ku Kulmey Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacoowdey Kenya Jamaal Maxamed ayaa xafiiskeeda kula kulmey Aamino Maxamed oo ah wasiirka arrimaha dibada Kenya Kulankani ayaa salka ku hayay sidii waraaqihiisa safiirnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Beenisey Warkii Kasoo Yeerey Kenya ee Ku Sabsanaa Dhulbadeedka War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa lagu beeniyey war kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Kenya oo ahaa in Soomaaliya ay xaqiijisey in ay ka laabanayso dacwaddii maxkamadda adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya oo Sheegtey In Dowladda Soomaaliya Ay La laabatay Dacwaddii Maxkamadda Adduunka Wasiirka arrimaha dibada Kenya Aamina Maxamed ayaa baarlamaanka dalkaasi u sheegtey in dowladda Soomaaliya ay la laabanayso dacwad ay horey u geysey maxkamadda adduunka ee Hague, taasi oo ku saabsaneyd…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo Xayiraadda Ka Qaaday Shirkaddo Gaadiid Oo Soomaaliyeed Dowladda Kenya ayaa dib u fasaxday shirkadaha basaska ama gaadiidka dadweynaha oo ay leeyihiin ganacsato Soomaali ah kuwaasi oo qeyb ka ahaa illaa 80 shaqsiyaad iyo shirkado la xirey akoonadooda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka IMF oo Sheegtey in Dhaqaalaha Soomaaliya uu Korey 3.7% Sanduuqa Lacagta Adduunka ee magaciisa loosoo gaabiyo IMF ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu kaga hadlay kororka dhaqaalaha Soomaaliya, waana markii ugu horeysey muddo 25 sano ah oo IMF…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan oo Sheegey in Doorashooyinka Turkiga Lagu Celin Doono Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ayaa sheegey in doorashooyinka dalkaasi lagu celin doono haddii labada xisbi ee ugu horeeya natiijadii codeyntii dhacday ay ku guuleysan waayaan in ay soo dhisaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qad Tareen oo Isku Xiri Doonaa Jabuuti iyo Itoobiya oo Xarigga Laga Jarayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa lagu wadaa in Arbacada ay xarigga ka jaraan qad cusub oo tareen oo isku xiraya labada dal, waxaana lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dublamaasiyadda iyo Dowladaha Carabta Shalay waxaa magaalada Muqdisho socdaan ku yimid wasiirka arrimaha dibada dalka Qatar Khaalid Binu Maxamed Al-Taani kaasi oo wadahadal la yeeshey wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye iyo…