1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo ku hanjabtay inay xirayso marin bilood Hormus Iraan ayaa ku goodisay inay xirayso marin biyoodka Hormus ee gacanka Faaris, ayadoo tillaabadaas sheegtay inay uga jawaabayso go’aanka maamulka Trump uu ku dhimayo saliidda ay dhoofiso Tehran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan” ma jirto cid awood u leh inay Falastiiniyiinta ka rarto dhulkooda” Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan sheegay inaysan jirin cid awood u leh inay dadka reer Qasa ka saarto dhulkooda la burburiyay, islamarkaana dalal kale ugu masaafiriso.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan oo la filayo inay yeelato dowlad Cusub dawlad cusub ayaa la filayaa in laga dhiso Suudaan ah dib markii militarigu ay si buuxda u wada qabsadaan magaala madaxda Khartoum, ilo-wareedyo milateri ay u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka maamulka Israa’iil oo ka baxay marinka muhiimka ah ee Netzarim Maamulka Israa’iil Ciidankiisa ayaa maanta bilaabay ka bixitaanka marinka istiraatiijiga ah ee Netzarim oo ku yaalla Gaza, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Israa’iil iyo Xamaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo si cad u sheegay inuu la wareegayo marinka Qasa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si cad u sheegay inay ka go’antahay inuu la wareego oo iibsado marinka Qasa, islamarkaana uu haddii laga maarmi waayo qeybo kamid ah siin doono dalalka gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay dagaalka marinka Qasa oo la shaaciyay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa shaacisay Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay intii uu socday dagaalka marinka Qasa, waxaana muuqata in khasaaraha dhimashadu uu aad u korordhay bilihii la soo dhaafay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyihii fallaagada RSF ee dalka Suudaan oo la la’yahay iyo howshiisii oo nin kale hayo Wargayska Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in Taliyaha Taageerada Degdegga ah ee dalka Suudaan Mohamed Hamdan Dagalo aanu muddo bil ah goob fagaare ah ka soo muuqan, taas oo keentay in shaki laga muujiyo bedqabkiisa iyo halka uu ku suganyahay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo marti-gelinaysa shir degdeg ah oo ku saabsan xaaladda falastiin Dowladda Masar ayaa sheegtay inay marti-gelin doonto shir degdeg ah oo ay isugu imaan doonaan madaxda dalalka Carbtu ,kaas oo looga hadlayo xaaladda dowladda falastiin iyo tillaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen Mareykanka iyo Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo koonfur Afrika u Cinqaabaya taageerada falastiin darteed Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa saacadihii la soo dhaafay qaatay tillaabooyin ka dhan ah dowladda koonfur Afrika, waxayna arrintani salka ku haysaa dacwado ay horay uga gudbisay maamulka Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Canada oo sheegay in Trump ay ka go’antahay inuu qabsado Canada Wargeyska Politico ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa kaa soo xigtay Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau, in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uusan ku kaftamaynin qabashada Canada ee ay arrintaasi dhab ka tahay.