Dalka Mareykanka, gaar ahaan gobolka California waxaa weli ka holcaya dab xooggan oo dhulka la simay kumanaan guri oo ku yaalla magaalada Los Angeles iyo hareeraheeda, waxaana illaa hadda musiibadan u taag la’ kooxaha gurmadka degdegga ah iyo dab-damiska Mareykanka.