Hezbollah ayaa 340 gantaal iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku duqeysay gudaha Israa’iil, sida laga soo xigtay raadiyaha ciidamada Israa’iil, 11 qof ayaana ku dhaawacmay, halka waxyeello ba’ani ay gaartay goobo ay kamid tahay magaalo madaxda Tel Aviv.