1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka soo kordhay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Iran ? Waxaa isi soo taraya xoga ku saabsan weerarkii ay Israa’iil ku qaaday bartilmaameedyo ku yaalla gudaha jamhuuriyadda islaamiga ah ee Iran, kaas oo saacadihii la soo dhaafay ahaa udub-dhaxaadka tebinta warbaahinta dunida.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo sheegtay in khasaare koobani uu ka dhashay weerarkii ay Israa’iil ku qaaday dalkaas Iran ayaa sheegtay in duqeymaha ay Israa’iil la beegsatay saldhigyo milatari ay sababeen khasaare xaddidan ka dib markii Israa’iil ay sheegtay in ay soo gebangabaysay weerarkeeda, ayna ka digtay aargoosi kasta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay weerarka Isra’il ku qaaday Caasimadda Iran ee Tehran Maamulka Yahuuda ayaa sheegtay inay waaberigii hore ee maanta fulisay weerar cirka ah oo ay ku bartilmaameedsatay saldhigyo millatari oo ku yaalla gudaha Iran, iyada oo ku sababeeysay inay uga aargudaneyso duqeymihii cuslaa ee Iran ku qaaday Isra’il horraantii bishan October.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga talada haya ee Mozambique oo ku guulaystay doorasho dalkaas dhowaan ka dhacday Musharaxa xisbiga talada haya ee Mozambique, Daniel Chapo, ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday xilli ay mucaaradka ku andacoonayaan wax isdaba marini ay jirto.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogo cusub oo ku saabsan weerarkii Turkiga Weerarkii gelinkii dembe ee arbacada lagu qaaday mid kamida warshadaha sameeya qalabka hawada sare ee Turkiga (TUSAS) oo ay dowladdu maamusho ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 qof, waxaana ku dhaawacmay 22 kale.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliska Dalka Jabuuti ayaa xiray haweenay 11 nin ku guursatay wax ka yar 3 bilood Booliska dalka jamhuuriyadda Jabuuti ayaa xiray haweenay lagu eedeeyay inay 11 nin ku guursatay muddo ku siman 3 bilood, islamarkaana ay lacago badan ka cuntay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay yihiin qaxootiga Turkida ah ee laga daad-guraynayo Kenya? Qaramada Midoobay ayaa dhowaan sheegtay inay ka walaacsantahay qaxooti u dhashay dalka Turkiga oo Kenya ku nool, kuwaas oo dalkooda qasab loogu celinayo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 10 qof oo ku geeriyooday booyad shidaal oo ku qaraxday dalka Uganda Wararka ka imaanaya dalka Uganda ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 qof ay geeriyoodeen ka dib markii Baabuur nooca shidaalka qaada ahi uu ku qarxay meel u dhow caasimadda kampala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne hore oo lagu xukumay 20 sano xabsi ah Alejandro Toledo Madaxweynihi hore ee Peru ayaa lagu xakumay 20 sano iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib marki lagu helay eedo la xiriira musuq maasuq.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymo ku dishay haween iyo Carruur barakac ahaa Ciidanka Isra’il ayaa Duqaymo ka fuliyay magaalada Beit Lahia, ee waqooyiga Qaza, waxaa ku dhintay ugu yaraan 73 qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur, sida ay sheegeen maamulka Falastiiniyiinta ee Xamaas.