1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo duqeymo xooggan ka geystay goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen Sida ay sheegeen Millatariga Mareykanka waxa ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo Xudeyda ee dalka Yemen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka ay kasoo jeeddaan 48 qof oo dooni kula degtay Jabuuti oo la shaaciyay Dowladda ayaa ayaa xaqiijisay in dhammaanba muhaajiriintii 48 ahaa ee noloshooda ku waayay xeebaha Jabuuti ay ahaayeen mudwaadiniin Itoobiyaan ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Bariga dhexe Xaaladda Bariga dhexe ayaa wali ku sugan mid aan cago badan ku taagneyn ka dib markii Israa’iil ayaa duqeysay bartamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay xeeldheereyaashu ku tilmaameen weerarkii Iran? Xeeldheereyaasha dunida ee aqoonta u leh arrimaha militariga iyo sirdoonka ayaa si weyn u fallanqeynaya weerarkii ballaarna ee Iran ay saaacado ka hor ku qaaday maamulka Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga yiri weerarkii ay Iran ku qaaday maamulka Israa’iil? Saacado ka hor dowladda Iran ayaa in ka badan 300 oo gantaal ku garaacday magaalooyin ku yaalla gudaha maamulka Israa’iil oo ay Tel Aviv ugu horreyso iyo meelo kamida deegaannada la haysto ee falastiin.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay Caasimadda dalka Suuriya Inta la xaqiijiyay Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, halka sagaal kalena ay dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil ka geysatay caasimadda magaalo madaxda dalka Suuriya ee Dimishiq sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’il oo duqeysay dekadda Xudeyda ee Yemen Isra’iil ayaa sheegtay inay duqeysay bartilmaameedyo ay Xuutiyiinya ku leeyihiin dalka Yemen, iyada oo weerarkaan ku sheegtay mid ay uga jawaabeyso madaafiic ay Xuutiyiinta ku garaacayeen labadi maalin ee lasoo dhaafay Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo si kulul u cambaareeyay dilkii hoggaamiyaha Xisbullaahi Dowladda Ruushka ayaa si kulul u cambaareysay dilkii hoggaamiyaha guud ee ururka Xisbullaahi Shiikh Xasan Nasrallah, ayadoo sheegtay in arrintaasi ay cawaaqib xun ku yeelan doonto xaaladda gobolka Bariga dhexe.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiyihii Hezbollah oo geeridiisa la xaqiijiyay iyo Iran oo laga dilay Sarkaal muhiim ah War kasoo baxay ururka Xisbulaahi ayaa lagu sheegay in Hassan Nasrallah, hogaamiyaha Hezbollah lagu dilay weerar hawada ah oo ka dhacay caasimadda Lebanon, Beirut.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay weerarada ku socda Caasimadda Lubnaan Israa’iil Sare ayaa u qaaday weerarada aan kala joogsiga laheyn ee ka socda caasimadda Lubnaan, iyada oo bartilmaameedsatay xarumaha kooxda Hezbollah ee taageersan Iiraan iyo keydadka hubkeeda.