Qatar oo Cambaareysay Duulaanka Rafah ee Israel, Kuna Baaqday Faragelinta Caalami ah Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa ku boorisay beesha caalamka in ay ka hortagaan weerarka Israa’iil ay ku hayso Rafah, halkaas uu ka bilowday duulaan ay qaaday Israel sida ay wararku sheegayaan. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Agaasimaha CIA-da oo Kusii Jeedda Israa’iil Xilli Mareykanka oo uu Joojiyay Hub Culus oo uu Siin Jirnay Agaasimaha CIA Bill Burns ayaa lagu wadaa in uu maanta u safro Israa’iil si uu ula kulmo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, sida ay ilo qarsooni u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters.
1 daqiiqo Khasaare Kale Duwan oo Ka Dhashay Dabaq Ku Dumay Koonfur Afrika Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay ku dhawaad 50 kalena waa ay ku xayiran yihiin ka dib markii uu dumay dhismo ku yaalla Koonfur Afrika.
2 daqiiqo Ciidamda Israel oo Weerar Cirka iyo Dhulka ah Ku Qaaday Marinka Rafax ee Xadka Masar Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay agagaarka marinka Rafax ee ee Qasa, iyadoo goobta laga maqlayay dhawaqa rasaasta iyo iska hor imaadyada u dhaxeeya ciidamada gumeysiga Israel iyo kooxaha Falastiiniyiinta.
1 daqiiqo Mareynka oo Ku Guuldareystay Dadaallo Lagu Waday Sameynta Maraakiib Aan Cidna Wadin Dadaallada ciidamada badda ee Maraykanku ku doonayaan inay ku dhistaan raxan maraakiib ah oo aan cidina wadin ayaa u muuqda kuwo guuldarro ku dambeyn doona maadaama Pentagon-ku ay ku howlanyihiin mashruucyo kale oo waaweyn.
2 daqiiqo Ruushka oo Ku Dhawaaqay Dhoolatuska Hubka Nukliyeerka Kadib Hanjabaado Uga Yimid Reer Galbeedka. Ruushka ayaa sheegay in uu sameyn doono dhoolatusyo ay ku jiraan adeegsiga hubka nukliyeerka ah, maalmo kadib markii hogaamiyayaasha sare ee Yurub ay sheegeen in taageero militari oo xoogan ay siinayaan Ukraine.
1 daqiiqo Dowladda Chad oo 40 Sano Kadib u Guureysa Nidaamka Dimuquraadiga, Xukunno Milatari Kdib Dadweynaha dalka Chad ayaa u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne cusub taasoo noqon karta doorashadii ugu xiisaha badnayd ee dalkaasi ka dhacda muddo soddon sano ah, Chad ayaa hadda ka guureysa nidaamkii hore.
1 daqiiqo Booliiska Australia oo Toogasho Ku Dilay Nin Isku Dayayay Inuu Weerar Geysto Booliska dalka Australia ayaa sheegay in ay toogteen wiil yar ka dib markii uu nin mindi ku weeraray magaalada Perth ee galbeedka dalkaasi, weerarkaas oo ay mas’uuliyiintu ku sheegeen in ay leeyahay calaamadaha fal argagixisada.
1 daqiiqo Diyaaradaha Israel oo Weerar Ku Dishay Afar Ruux oo Isku Qoys ah Gudaha Marinka Qaza Ku dhowaad afar qof oo isku qoys ah ayaa ku naf waayay weerar ay diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil la beegsadeen xaafadda Al-Jaafra oo ku taalla magaalada Mays Al-Jabal ee dalka Lubnaan.
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Israa’iil oo u Codeeyay Xiritaanka Howlaha Telefishinka Al Jazeera Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu golihiisa wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in la xiro howlaha Al Jazeera ee Israa’iil, sida lagu sheegay bayaan ay dowladdu soo saartay.