1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 250,000 xirfadleyaal caafimaad oo u dhashay Kenya oo shaqo ka heli doona dalka Jarmalka Dowladdaha Kenya iyo Jarmalka ayaa kala saxiixday Heshiis cusub oo ka kooban qodobo muhiim ah oo loogu tala galay in sare loogu qaado shaqo abuurka Xirfadlayaasha Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Masar siinaya taageero militari oo balaayiin dollar ku kacaysa Maamulka madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay Masar siin doonaan 1.3 bilyan oo doolar oo kaalmo militari ah, taas oo meesha ka saareysa walaaca laga qabo xadgudubyada joogtada ah ee ka dhanka ah xuquqda aadanaha ee lagu eedeeyo dowladda madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa lagu xasuustaa 11-ka bisha September? 11-ka bisha 9-aad ee September ayaa Mareykanka uga dhigan maalin madow oo ku suntan taariikh mugdi iyo murugo leh, taas oo lagu xasuusto dhacdooyin xanuun badan oo galaafta nolosha dad badan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shaqadii garoonka diyaaradaha Nairobi oo istaagtay ka dib gadood ay shaqaaluhu sameeyeen Shaqadii garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi ee Jomo Kenyatta ayaa gebi ahaanba joogsatay, ka dib markii shaqaalaha garoonka oo gadoodsani ay shaqo joojin lama filaan ah ku dhawaaqeen .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 17 qof oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha dalka Senegal Ciidamada badda Senegal ayaa sheegay in ay heleen meydadka 17 qof, kuwaas oo la socday doon ay saarnaayeen qaxooti iyo muhaajiriin oo ku degtay xeebaha dalkaas, waxayna xaqiijiyeen in tirada dhimashadu ay tahay 26 qof.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka “Musharrax Madaxweynenimo ilaa Maxbuus: Mwalimu Dida oo Mareykanka Xabsi Ku Galay Kadib Dacwad Dambiyo” Mohamed Abduba Dida oo u tartamay madaxtinimada Kenya sannadihii 2013 iyo 2017, ayaa hadda ku qaadanaya xabsi toddobo sano ah oo ku yaalla xabsi ku yaalla dalka Mareykanka, ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira daba-gal iyo caga-jugleyn.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogo hordhac ah oo laga helay xubin ka tirsan mucaaradka Tanzania oo dhowaan meydkiisa la helay Baaritaan bilow ah oo lagu sameeyay dilka sarkaal sare oo ka tirsan mucaaradka dalka Tanzania ayaa lagu ogaaday in la garaacay oo lagu shubay aashito, sida uu sheegay xisbigiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 16 oo ku dhintay weerar ay Israa’iil ka fulisay gudaha Suuriya 7gu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weerar gantaallo ah oo ay Israa’iil ka fulisay gudaha dalka Suuriya sida ay sheegtay warbaahinta ay maamusho dowladdu.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 24 oo ku geeriyooday dhul-go’ ka dhacay dalka Vietnam. Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhintay, halka ay 299 kalena ku dhaawacmeen Vietnam oo ay ka dhaceen dhul go’ iyo daadad ka dhashay duufaan lagu magacaabo Yagi oo meelo dalkaas kamida ku dhifatay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Darawal gaari oo fuliyay oo weerarkii ugu horreeyay ee ka dhacay xadka Urdun iyo Israa’iil laamaha amaanka Isra’il ayaa shaaciyay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay Marinka Allanby ee ay dadka Urduniyiinta u yaqaannaan Buundada Boqor Xuseen oo ah marin isku xira xadka Urdun iyo Daanta Galbeed ee dhulka la heysto.