2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Falcelin Ceynkee ah Ayey Dunidu Ka Bixisay Dilka Ismaciil Haniyah oo Iran Lagu Dilay? Ayadoo saacado ka hor magaalada Tehraan ee Caasimadda Iiraan lagu dilay madixii xaafiiska siyaasadda ururka xamaas Ismaaciil haniyah ayaa waxaa isi soo taraysa falcelinta dalalka caalamku dhacdadaas ka bixinayaan. Wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 24 Qof oo Ku Geeriyootay Dhul Go’ Ka Dhacay Dalka Hindiya iyo Gurmad Socda Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay, halka boqolaal kalena laga cabsi qabo inay ku xayiran yihiin dhul go’ay ka dib markii roobab aan kala joogsi lahayn ay ku da’een deegaan buuraley ah oo ku yaalla gobolka Kerala.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo Israel oo Hanjabaadyo Hawada Isku Dhaafsaday iyo Cabsida Bariga Dhexe oo Korortay Madaxweyne Erdogan ayaa dhowaan sheegay inaan Turkigu waxa ay Israa’iil marinka Qasa ka waddo ka aamusnaan karin, islamarkaana inay sidii Liibiya iyo Azerbaijan u fara-galiyaan oo falastiiniyiinta garab siiyaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Mareykanka Uga Digay Inuu Jarmarka Geeyo Gantaallada Ridada-dheer Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa uga digay Maraykanka in la geeyo dalka Jarmalka gantaalada riddada dheer, isagoo sheegay in Ruushka haddii ay taasi dhacdo uu dib u bilaabi doono soo saarista hubka Nukliyeerka/
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Lagu Qaaday Mid Kamida Weerarradii Ugu Khasaaraha Badnaa Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, halka 19 kalena ay ku dhaawacmeen gantaal lagu weeraray garoon kubbadda cagta ah oo ku yaalla magaalada Majdal Shams ee buuraha Golan ee ay Israa’iil haysato, sida ay sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Xudeyda Afhayeenka kooxda Yemen ayaa sheegay in Weerarrada duqeymaha ah ee Mareykanka iyo Ingiriiska ay dalkaas ka fuliyeen laga beegsaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudeydah sida uu baahiyay TV-ga Al Masirah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In Ka Badan 41 Ruux oo Ku Geeriyootay Doon Ku Degtay Xeebaha Dalka Yemen Iinta la xaqiijiyay 41 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku geeriyooday doon ay saarnaayeen 45 ruux oo ku degtay xeebaha dalka Yemen, waxaana ka badbaaday 4 qof oo kaliya, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul Go’ Ka Dhacay Itoobiya oo Gaartay 257 Ruux iyo Cabsida Jirta Dhimashada ka dhalatay dhul go’a dalka Itoobiya ayaa kor u dhaaftay 257, balse waxaa laga cabsi qabaa in tirada dhimashadu ay gaari doonto 500 oo qof, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo Xubno Kamid ah Mucaaradka u Magacaabay Wasiirro Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa magacaabay afar xubnood oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee ugu weyn dalka Kenya, si ay qeyb uga noqdaan golaha wasiirada cusub, xilli ay weli socdaan dibadbaxyada gilgilay dalka oo dhan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 18 Qof oo Ku Geeriyootay Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Garoonka Ku Yaalla Nepal Inta la xaqiijiyay Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka magaalo madaxda dalka Nepal ee Kathmandu, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah ee gobolku.