Afar iyo Tobon Sano Ka Dib Weerarkii Diyaaradaha ee Lagu Qaaday Maraykanka Muddo 14 sano ah ayaa laga joogaa markii weeraro diyaarado loo adeegsaday lagu qaaday dalka Maraykanka, kuwaasi oo lagu diley wax ku dhow 3 kun oo qof. Labo diyaadood sida… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Queen Elizabeth-dda 2-aad oo Noqotay Boqoraddii ugu Waqtiga Dheereed Boqortooyada Ingiriiska Queen Elizabeth-dda 2-aad ayaa jabisay record hore, kadib markii ay kursiga boqortooyada ku fadhiday 63-sanno iyo 7-bilood. Boqoradda ayaa ka hor martay  Ayeydeedii Sadexaad oo la oranjiray “Victoria” oo ahayd…
1 daqiiqo Dowladda Maraykanka oo Shaacisey In ay Soomaaliya Dib Uga Bilaabayso Hawlaheedii Dublamaasiyadeed War murtiyeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka oo uu ku saxiixnaa afhayeenka wasaaradda John Kirby ayaa lagu shaaciyey in dowladda Maraykanka ay dib u bilaabayso hawlgalkeedii dublamaasiyadeed ee Soomaaliya…
3 daqiiqo Gabar Aabaheed u Naq Raacay Uganda oo Milyan Dheer Noqotey Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa soo qorey sheeko xiiso badan oo ku saabsan haweeneey Soomaaliyeed oo aabaheed kasoo naq raacay gobolada waqooyi ee Soomaaliya, haddana noqotey…
3 daqiiqo Dad Muhaajiriin ah oo Qarqiyey Yurub Waxaa qaaradda Yurub ka taagan qalalaasihii ugu weynaa ebed kadib dagaalkii labaad ee adduunka ee ku saabsan muhaajiriin ama dad soogalooti ah ama qaxaya. Boqolaal kun oo qof oo caruurahooda…
1 daqiiqo Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Nairobi oo Kala Saxiixdey Heshiis Iskaashi Ah Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Xuseen Muungaab iyo kan Nairobi Evans Kidero ayaa maanta qalinka ku duugey heshiis iskaashi oo dhex maray labada dowlad hoose. Duqa Muqdisho oo ka hadlay heshiiska…
2 daqiiqo Qaramada Midoobey oo Dowladda Federaalka Ka Codsatay in Ay Baarto Shirkadda SOMA Oil Guddoomiyaha kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Rafael Ramires oo sidoo kale ah safiirka dalka Vanezuala u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa warqad usoo qorey dowladda federaalka, wuxuuna kaga…
1 daqiiqo Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti oo Biloowdey Duulimaadyadeeda Markii ugu horeysey waxaa duulimaad toos ah biloowdey shirkadda diyaaradaha Jabuuti oo dhawaan la asaasay, waxayna duulimaadyada ku biloowdeen kuwa xamuulka. Diyaarada oo musalaftey sanadkii 2002-dii ayaa duulimaadkii ugu horeeyey…
2 daqiiqo Nus Malyuun Doolar, Waa Lacagta Lagu Heysto SOMA Oil in Ay Laaluush u Bixisey Faahfaahintii ugu horeysey ayaa kasoo baxaysay dacwad musuqmaamusuq oo xafiiska dambiyada daran ee lacago isdabamarinta UK uu kusoo oogey shirkadda SOMA Oil and Gas ee qandaraaska la gashay dowladda Soomaaliya.…
3 daqiiqo Heshiiskii Maalgashiga Beeraha ee Masar iyo Soomaaliya oo Hiiraan Laga Fulinayo Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan gaaray wafti balaaran oo ka socda dowladda Masar oo uu hoggaaminayo qunsulka guud ee Masar u fadhiya Soomaaliya Cali Bashiir Dhaaxa , kana…