Ciidamadda Dowladda ee Ka Baxay Dhuusamareeb oo La Dajiyey Xerooyinka Cadaado Ciidamaddii dowladda federaalka ee maanta ka baxay magaalada Dhuusamareeb kadib markii dagaalyahanada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay kala wareegeen gacan ku heynta magaaladaasi ayaa waxaa la dajiyey goobo ku yaala… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Baydhabo: Odayaal Soo Dhaweeyay Mooshinkii Shalay Ay Meel Mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu ugu codeeyay mooshinkii ka yaallay golaha wakiilada Jubbaland. Malaaq Deyrow Cali oo ah…
1 daqiiqo Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Ciidamada Ahlu-sunna Oo La Wareegay Degmada Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in ciidamada Ahlu-sunna ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaasi. Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa saaka kusoo kalahay…
1 daqiiqo Jeneraal Fartaag “Saacadaha Soo Socda Waxaa Naga Soo Bixi Doona Isbedal Kale Oo Degdeg Ah” Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa mar uu ka hadlayay mooshinkii shalay ee baarlamaanka u codeeyay waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay saacadaha soo…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Ay Bilaabayaan Qaadista Canshuurta Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in dhawaan degmadaasi ka bilaabayaan qaadista lacagta Canshuurta ah. Xaaji Saalax Fuleyn oo ka mid ah mas’uuliyiinta maamulkaasi ayaa u sheegay…
2 daqiiqo Xildhibaan Jeesow “August Baarlamaanka Qaraar Kale Ayaa Kasoo Baxaya Oo Meel Un La Raacin Doono Gobalada Jubooyinka” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Jubbaland waqtigiisa uu ku egyahay 27-ka bisha August ee sanadkaan, islamarkaana wasaaradda arimaha gudaha laga…
1 daqiiqo Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Deegaanka Bariire Ee Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Bariire ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidamada dowladda Federaalka ka wadeen deegaankaasi. Gudoomiyaha Bariire Maxamed Cali ayaa…
2 daqiiqo Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed Oo Sheegay In Ay Wax Ka Qaban Doonaan Cabashada Shaqaalaha Dalka Ururu weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wax badan ka qaban doonaan cabashooyinka ay qabaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo caqabadaha soo wajaha. Gudoomiyaha Ururkaan Maxamed Cismaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen Ee Gobalka Bari Oo Ka Hadlay Qorshaha Dadkii Shalay Soo Gaaray Magaalada Boosaaso Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen ee gobalka Bari ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha dadkii shalay soo gaaray magaalada Boosaaso, kuwaasi oo tiro ahaan ku dhaw 2-kun oo qof. Sheekh Yuusuf…