Dibadbax Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobalka Gedo Dibadbax Rabshado watay ayaa maanta ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo, halkaasi oo ka dhashay qasaare dhaawac ah. Shacab badan ayaa isugu soo baxay degmadaasi, ka dib markii ciidamada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle iyo deegaanka Bariirre ee gobalka Shabellaha hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab. Sida…
1 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Kismaayo Kulamo Kula Qaadanayo Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ka Mid Ah Jubbaland Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaka Jubadda Hoose waxaa ku sugan wasiirka gaashaandhiga xukumaadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, isaga oo halkaasi kulamo kula leh saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Jubbaland. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Dalal Badan Oo Cambaareeyay Weerarkii Shalay Ee Lagu Qaaday Masjid Ku Yaalla Sacuudiga Culimada ugu waaweyn Sacuudiga ayaa dhaleeceeyay Qarax loo geystay Masjid Shiicada ay leeyihiin oo ku yaalo Bariga Sacuudiga. Qaraxa Masjidkan oo ku yaalo Qudeyf waxaa ku dhintay in ka badan…
1 daqiiqo Maamulka Gal-mudug Oo Sheegay In Dad Kasoo Laabtay Yemen Ay Gaareen Mudug Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in dhawaan deegaanno ka mid ah gobalka Mudug ay gaareen qaar ka mid ah dadkii dhawaan kasoo cararay dagaallada ka soconaya wadanka Yemen. Muxudiin Yuusuf…
1 daqiiqo Xuutiyiinta oo Godkoodii Biyo ugu Galeen, Sacda Dagaal ayaa Ka Socda Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in kooxaha kasoo horjeeda Xuutiyiinta ay ku dhawaadeen magaalada Sacda, saldhiga ugu weyn Xuutiyiinya ee Waqooyiga dalka Yemen. Wararka ayaa intaa ku daraya…
1 daqiiqo Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Markii Labaad Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog Guddiga badbaadada iyo samatabixinta Qaxootiga ka soo laabanaya wadanka Yemen ayaa markii labaad maanta marti ku ah Goobjoog iyagoo billaabaya barnaamijkii dhaqaale uruurinta, si wax loogu qabto shacabka Soomaaliyeed ee…
3 daqiiqo Madaxda Dalka oo Qaabiley Ra’isulwasaaraha Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamed oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee…
3 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Diini oo Kismaayo Ku Booqday Xero Tababar Looga Dhigo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Kismaayo, May 22, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo madax ka tirsan maamulka Jubba oo uu ugu horeeyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubba Gen, Abdilaahi Shiikh Ismaciil (Fartaag) ayaa …
2 daqiiqo Wasiirka Arimahada Dibadda Qatar Oo Muqdisho Yimid Iyo Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Dowladda Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wasiirka arimaha dibadda dowladda Qatar Khalid Bin Maxamed, iyadoo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Intaasi ka dib ayaa wasiirka…