Wararkii Ugu Dambeeyay Qaban Qaabada Shirka Maamulka u Sameynta Mudug Iyo Gal-gaduud Oo Cadaado Ka Socota (Dhageyso) Degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambeeysay shirka la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Waxaa la dareemayaa mash’uul aad u badan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Hogaamiyaasha Maamulada Koonfur Galbeed Iyo Jubba Oo Kulan Arimo Badan Looga Hadlay Ku Yeeshay Kismaayo (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa habeenkii xalay ahaa ku kulmay Madaxweynayaasha maamulada KMG ee Koonfur Galbeed iyo Jubba, Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe kaasi oo arimo badan…
1 daqiiqo Ahlu-sunna Oo Soo Dhaweysay Dadaalada Lagu Xalinayo Dagaaladii Ka Dhacay Degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Guriceel ayaa soo dhaweeyay qorshaha lagu xalinaayo dagaaladii dhawaan degmadaasi iyo Dhuusamareeb ku dhex maray ciidamo kala kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna. Cali Baashi…
2 daqiiqo Muungaab “Waxaan Ra’iisul wasaare Kaa Codsaneynaa Wasiiro Tayo Leh Oo Madaxtooyada Aan Ku Cariirin Madaxweynaha” (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke in uu soo dhiso xukuumad Tayo Leh,…
2 daqiiqo Taliska Ciidanka Xooga Dalka Ee Gobalada Jubooyinka Iyo Gedo Oo Ka hadlay Qaabkii Uu Isku Dhiibay Sarkaal Al-shabaab Ka Tirsanaa (Dhageyso) Taliska ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qaabkii uu isku soo dhiibay Sakariye Ismaaciil Xirsi oo ka mid ahaa saraakiisha…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ugu Baaqay Ra’iisul Wasaaraha Cusub In Xukuumadda Uu Soo Dhisayo Kaalin Ka Siiyo Dumarka (Dhageyso) Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cumar in Haweenka uu kaalin wanaagsan ka siiyo xukuumada la filayo in dhawaan uu soo…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Sheegay In Dhawaan Uu Soo Dhisayo Xukuumad Tayo Leh (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dhawaan uu soo dhisi doono xukuumad Tayo oo dalka ka gudbisa halka uu haatan joogo. Cumar Cabdirashiid oo…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhageystey Warbixin Dumar Lagu Laayay Tiyeegloow Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa maanta laga hor akhriyey warbixin ku saabsan 7 dumar ah oo maalin kaliya lagu laayay degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool 10-kii bishani Diseembar. Xildhibaan Axmed Maxamed…
1 daqiiqo Odayaal Ku Shirey Muqdisho oo Sheegey in Shirka Gobolada Dhexe Lagu Qabanayo Dhuusamareeb Odayaal ka kooban beelaha wada dega gobolada dhexe, gaar ahaan Galgaduud iyo Mudug oo maanta shir ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa sheegey in shirka maamul u sameynta gobolada dhexe lagu…