1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisal wasaare Cabdiweli: Al-shabaab sidii hore ma ahaanayaan Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada London ayaa ka hadlay saameynta xarakada Al-shabaab ay ku yeelan karto dilka hogaamiyahooda. Cabdiweli Sheekh ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo la'aan xoog leh oo soo wajahday deegano u dhow degmada Guriceel Xaalado adag oo dhanka biyaha ah ayaa laga soo sheegayaa in ay ka taagan yihiin goobo ku dhow degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Qoysas fara badan oo ku noolaa dhulalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku dhowaad 10 qof oo ku dhaawacantay shil ka dhacay degmada Matabaan Inta la xaqiijiyay todobo ruux ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay nawaaxiga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Wararka ay heleyso Goobjoog FM ayaa sheegaya in gaarigan oo siday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunow oo dhaliil u jeediyay madaxda dowladda Soomaaliya Maamulka Koonfur galbeed ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow Maxamed ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay in ay ka gaabisay xal u raadinta xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan magaalada Baydhabo. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo qabatay soomaali lala xiriiriyay Al-shabaab Xeer ilaalinta guud ee dalka Finland ayaa ku eedeysay afar qof oo soomaali ah maal gelinta argagixisada iyo in ay lacago u uruurinayeen dhaq-dhaqaaqa xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya ee xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween is Xilqaamay oo Olole nadaafadeed ka sameeyey Magaalada Luuq iyo xeryaha barakacayaasha Luuq Qaar ka mid ah haweenka degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa ka billaabay degmadaasi olole nadaafadeed oo ay qashinka uga ururinayaan xaafadaha magaalada ay ka kooban tahay iyo Xeryaha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan dowladda ku eedeeyay is qabqabsiga maamulka koofur galbeed (Dhageyso) Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay mas’uuliyadda is qab qabsiga siyaasadeed ee ka jira gobolada koonfur galbeed . Shariif Xuseen Roobow oo ka hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in shirka Kismaayo uu weli u furanyahay dhinacyada mucaaradsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in shirka Kismaayo uu weli u furan yahay dhinacyada kale ee dhaliilsan qaabka uu shirku ku bilowday. Wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud ee xukuumadda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalxa: Dowladdu xal kama gaarin xiisada Baydhabo (Dhageyso) Wafdigii ay dowladdu u dirtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dowladdu ay xal ku meel gaar ah ka sameysan xiisadihii magaalada Baydhabo. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan dowladda ku dhaliilay in ay hor istaagtay shir ka furmi lahaa Garbahaareey (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu ay hor istaagtay shir la doonayay in lagu qabto degmada Garbahaareey oo gogol xaar u ahaa shirka Kismaayo dhaliilna…