Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Eedeyn u Jeediyey Duqa Magaalada Gaalkacyo Golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ayaa ku eedeeyey duqa magaaladaasi inuu iska diiday in lala sameeyo la xisaabtan dhanka maaliyadda ah. Cali Xuseen Cali oo kamid ah golahan ayaa u sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Galgaduud Oo Ka Hadlay Abaaraha Iyo Colaadaha Ka Jira Gobolkaasi Maamulka gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay abaaraha iyo colaad ka taagan gobolkaasi, kuwaasi oo saameyay dadka iyo duunyada. Guddoomiyaha gobolkaasi Maxamed Cali Cilmi ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog ku sheegay…
1 daqiiqo Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qansaxdheere Ee Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa…
1 daqiiqo AMISOM Oo Sheegtay In Dhowaan Ay K/galbeed Ka Bilaabayaan Howlgal Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka AMISOM ayaa sheegay in dhowaan ay deegaannada K/galbeed ka bilaabi doonaan howlgal ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Taliyaha ciidamada AMISOM Jeneraal Cismaan Nuur Subagle oo Baydhabo tagey ayaa…
1 daqiiqo Kismaayo: Dadka Deegaanka Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Booqashada Ra’isul Wasaare Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubblanad ayaa lagu waramayaa in uu ku kuurgalay xaaladda dadka iyo deegaanka. Tilaabadan oo…
1 daqiiqo Xildhibaanno Xalinaya Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Maamulka Degmada Jalalaqsi Iyo Ciidanka AMISOM Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan u gaaray xalinta khilaaf u dhaxeeya maamulka degmadaasi iyo ciidamada AMISOM. Xildhibaannadan tagey Jalalaqsi waxaa hoggaaminaya…
1 daqiiqo Dhismaha Wejiga 1-aad Ee Wadada Soddonka Oo Lasoo Gabagabeeyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu soo gabagabeeyay dhismaha wejiga 1-aad ee wadada Soddonka, waxaana la dhisay dhammaan cabbbirka ku aadan degmada Hodon. Aadan Sheekh Cali Fiidow oo ah ku…
1 daqiiqo Qof Ku Geeriyoodey Goob Carro Laga Qodo Oo Kusoo Duntay, Degmada Kaaraan Hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintey god laga qodo kaawada, kaasi oo ku yaalla nawaaxiga Isbitaalka Keysaney ee duleedka degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho. Maxamed Xuseen Abkow oo ah…
1 daqiiqo Wasiir Bayle Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka u Faah Faahiyey Miisaaniyadda 2017 Iyo Xisaab Xirka 2015 iyo 2016 Xildhibaanada Golaha shacabka waxaa maanta hortagay Wasiirka maaliyadda dalka C/raxmaan Ducaale Bayle isagoo faah faahin ka bixiyay Miisaaniyada sanadkan 2017 iyo xisaab xirka miisaaniyada 2015 iyo 2016. Bayle ayaa sidoo…