Faah Faahin: Rag Hubeysan Oo Weerar Ku Qaaday Wasaarada Gaashaandhiga Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ku qaadeen xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay jug culus oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada X/jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho, ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Wararku waxay sheegayaan in howlgalkaan lagu baarayey dhammaaan…
2 daqiiqo Guriceel Iyo B/weyne Oo Dib u Bilaabay Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsatada ku dhaqan magaalooyinka Guriceel iyo B/weyne kana kala tirsan gobollada Hiiraaan iyo Galgaduud ayaa bilaabay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, taasi oo maalmihii ugu dambeeyay diidanaayeen iney wax ku iibsadaan.…
1 daqiiqo Xildhibaan Ku Taliyey In Dowladdu Dhex Dhexaadiso Sacuudiga Iyo Qatar Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ku saxsaneyd go’aankii ay ka qaadatay xiisadda Khaliijka. Xildhibaanka oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sh/hoose: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Wajahan Deegaanno Ay Ku Sugan Yihiin Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney wadaan howlgallo ay ku doonayaan iney kula wareegaan deegaanno gobolkaasi kaga sugan yihiin Al-shabaab. Afhayeenka ciidanka xoogga…
3 daqiiqo Agoontii Ay Xanaaneyn Jirtay Marwada Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Oo Aan Xanaano Haysan Usaame Cabdi Nuur Cali waxa uu ka mid yahay caruurta muddo labo sano ah ku jirta xerada Daryeel ee dhaqan celinta caruurta darbi jiifka ah iyo agoonta taasi oo ku…
1 daqiiqo Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In La Xalliyey Xiisad Ka Jirta Suuqyada B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la xalliyey xiisad u dhaxeysay ganacsatada magaaladaasi iyo sidoo kale dadka shacabka ah, kadib markii ganacsatadu ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga ah. Guddoomiye…
1 daqiiqo Ciidamado Ka Gadooday K/galbeed Maamulka K/galbeed ayaa xaqiijiyey iney jiraan ciidamo ka gadooday maamulkooda, kuwaasi oo dhowaan tababar ku qaatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga maamulkaasi C/laahi Maxamed…
1 daqiiqo Ahlu-sunna: Ma Jirto Wadahadal Toos Ah Oo Aan La Leennahay Galmudug Hoggaamiye ku xigeenka maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi Diirshe ayaa sheegay iney diyaar u yihiin wax kasta oo lagu xalinayo khilaafyada siyaasadeed ee ka jira gobolka Galgaduud. Diirshe…
1 daqiiqo Dib u Habeyn Lagu Sameynayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono ciidanka Booliiska si sare loogu qaado waxqabadka ciidamada. Waxa uu tilmaamay taliyaha in Taliska…