Maamulka Mahadaay: Ajaaniib Kama Qeybqaadan Dagaalladii Ka Dhacay Duleedka Degmada Maamulka degmada Mahadaay ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidanka dowladda howlgalkii ay ku qabteen degaanno hoostaga degmadaasi ay ku garab siiyeen saraakiil caddaan ah. Guddoomiyaha cusub ee degmada Mahadaay, Cabdullaahi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gaas Oo Baaq u Direy Dhallinyarada Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo waxa uu ugu baaqay in ka feejignaadaan fikradaha Al-shabaab iyo…
1 daqiiqo Puntland Oo Kasoo Horjeesatay Meelmarinta Xeerka Isgaarsiinta Qaranka Maamulka Puntland ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan xeerka Isgaarsiinta qaranka, kaasi oo dhowaan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay meelmariyeen. Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta maaamulka Puntland C/fitaax Nuur Axmed Ashkar oo…
1 daqiiqo Maamulka Hirshabelle: Waxaa Bilowday Howlgalka Al-shabaab Looga Saarayo Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in gobolka Shabellaha Dhexe uu ka bilowday howlgallo ay sheegeen in gobolkaasi looga sifeynayo Xarakada Al-shabaab. Mahad Xasan Cismaan, wasiirka warfaafinta maamulkaasi oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Shacab Bilaabay Iney Ka Barakacaan Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanno ku dhow degmada Mahaday ayaa sheegaya in ay barakac bilaabeen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaannadaasi. Deegaanka Biyo Cadde oo…
2 daqiiqo 40 Sano Kadib Xuriyaddii Djibouti……..Akhriso Taariikhda Dalkaas Dalka Djibouti, waxaa uu qeyb ka ahaa Soomaaliya, illaa gumeystaha uu u kala qeybiyay dhulka Soomaaliyeed, Djibouti waxaa uu qeyb ahaan u soo aaday gumeystaha Faransiiska. Dhulka Soomaaliyeed, taariikh ahaan,…
1 daqiiqo Saddex Ruux Oo Gaajo Ugu Geeriyootey Galgaduud Wararka ka imaanaya Tuulada Lumqo Goronyo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saddex ruux ay habeenkii xalay ahaa Gaajo darteed ugu geeriyoodeen Tuuladaasi. Ugaas Salaad Ugaas Maxamed Rooble ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Galgaduud: Ciidamada NISA Oo Qaaday Isbaarooyin Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud waxay ku qaadeen Isbaarooyin dadka lacag looga qaadi jiray, kuwaasi oo ay dhigteen maleeshiyaad…
2 daqiiqo Faah Faahin: Markab Dagaal Oo Ku Qarxay Xeebaha Caluula, Nugaal Maamulka deegaanka Caluula ee gobolka Nugaal ayaa faah faahin dheeraad ah wuxuu ka bixiyey markab la sheegay inuu yahay kuwa dagaalka ee NATO, kaasi oo ku qarxay meel ku dhow…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanno Ay Maamulayeen Al-shabaab Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal waxay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe oo ay maamulayeen Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in ciidanku ay gacanta ku dhigeen dhowr…