Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmaya Dhiggiisa Uganda Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ayaa sheegaya inay soconayaan kulamo ay leeyihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Uganda Uweri Mussevani, waxaana kulamadani lagaga hadlayaa ammaanka. Ciidamo badan ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhuusamareeb: Shacabka Oo Ka Hadlaya Goo’aankii Ahlu-sunna ay ku Mamnuuceen Lacagta Shillin Soomaaliga Xilli shalay maamulka Ahlusuuna waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya uu deegaanadooda uu ka mamnuucay lacagaha shilin Soomaaliga ah kuwaas oo loo soo qaado magaalada Mugadisho si lacag doolar ah…
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya Oo Dhaawacyo U Qaaddey Dalka Sacuudiga Afar iyo toban (14) bukaan oo qaba dhaawacyo kala duwan kuna waxyeelloobay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta laga ambaba bixiyay magaalada Muqadisho waxaana lagu wadaa in la geeyo…
3 daqiiqo Qormo: Xamar Waa Xir-Xiran Tahay Ayadoo maalmihii ciidul fidriga ay foodda nagu soo hayaan dadku kuu ku jiro diyaargarowgii maalmahaas farxadeed ayaa dhanka kale waxaa magaalada ka socda hawl galo ammaanka lagu sugayo sida ay…
2 daqiiqo Dhalinyaro Is Xil-qaantay Oo Waddooyinka Muqdisho Ka Sameeya Howlo Afurin Ah Dhalinyaradaan ayaa afuriya dadka uu afurka ka daaho ama kaga dhaco wadooyinka, maheradaha ganaciga kuwaas oo ka gaari waaya xilliga afurka in ay tagaan guryahooda, waxaa kaloo u dheeriya in…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo Ilaa Hadda Magacaabay 3 Danjire Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Goobjoog ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu si toos ah u Magacaabay saddex danjire. Saddexda Danjire ee uu Madaxweynaha magacaabay…
2 daqiiqo Muran Ka Taagan Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Hirshabelle Xildhibaan Maxamed Cadow oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kahor yimid xil ka qaadis uu maalintii shalay ahayd madaxweynaha maamulkaasi ku sameeyay wasiirkii maaliyadda ee maamulkaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya wax ka qabashada xadgudubyada ka dhanka ah haweenka Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgubyada ka dhaca goobaha colaadaha ayaa barnaamijka ayaa xiriiryaha arrimaha jinsiga ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadweynaha UNFPA Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Riddey Xukun Isugu Jira Dil Iyo Xabsi Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Arbaco ah waxay xukun dil toogasho ah iyo sidoo kale xukun Xabsi madaxaaga haku furto ah ku kala riddey Saddex eedeysane oo ku…
1 daqiiqo Qaxootiga Ka Soo Laabtay Dhadhaab Oo Sheegay In Ay Heysato Xaalad Bini’aadannimo Faadumo Maadoow Mahad Alle waa guddoomiyaha qaxootiga kasoo laabtay xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, iyada oo ka hadleysay qaxootiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Kenya kasoo laabtay ayey sheegtay in dhibaato…