Kaamka Badbaado: Barakacayaal Ka Cabanaya Taliyaha Booliiska, 600 Oo Qoys Ayaa La Barakiciyay Barakacayaal ku sugan kaamka Badbaado qeybta Dharkiinley oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in ay ka cabanayaan dhibaato ay sheegeen in uu ku hayo madaxa boliiska qeybta galbeed iyaga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax Miino lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya. Qaraxan ayaa ahaa Miino dhulka ku…
1 daqiiqo Sawirro: Maamulka K/galbeed Oo Baydhabo Kusoo Bandhigey Rag Ay Sheegeen Iney Dil Ka Geysteen Magaaladaasi Maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Sabti ah waxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigeen Saddex nin oo ay sheegeen in habeen kahor ay magaaladaasi ku dileen Sheekh kamid…
2 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Adkeeyay Howlgalka Amni Sugista Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeeyey howlgalka amni sugista magaalada Muqdisho oo maalmaha dambe ay ka wadeen guud ahaan magaalada. Ciidamadan oo si gaar ah loogu yeero xasilinta…
1 daqiiqo Mareykanka Oo Sheegaya Iney Jiraan Shirkado Dalkaasi Ah Oo Baaray Shidaalka Soomaaliya Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay jiraan shirkado dalkaasi ah oo baaritaan xagga shidaalka ah ku sameeyay qeybo ka mid ah Soomaaliya. Hadalkan waxaa sheegay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Michael Schwartz…
1 daqiiqo Xiisadda Khaliijka: Twetterka Al-Jazeera Oo Hawada Laga Saaray Waxaa hawada laga saaray Twetterka rasmiga ah ee Telefishinka Al-jazeera: @AJArabic, arrintan oo la xiriirta sababo xagga Twetterka ah. Bogagga ka soo horjeeda dowladda Qatar waxaa ay qoreen in loo…
1 daqiiqo Galmudug: Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Ka Jirta Deegaannada Maamulkaasi Gudiga Gurmadka abaaraha u qaabilsan maamulka Galmudug ayaa sheegay inay kasii dareyso xaaladaha nololeed ee ka jirta deegaannada maamulkaasi. Gudoomiyaha Gudiga abaaraha maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Diyaaradda Air Arabia Oo Duulimaad Ku Iman Doonta Hargeisa Maalmaha Talaadada Iyo Jimcaha Air Arabia ayaa sheegtay in wixii ka dambeeyay 4 July 2017 ay duulimaad toos ah ku tagi doonto magaalada Hargeisa, ee maamulka is magacaabay ee Somaliland. Air Arabia oo horay…
1 daqiiqo Xildhibaannad Hirshabelle Oo Ka Laabtay Mooshinkii Ay Ka Keeneen Guddoomiyahooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa dib uga laabtay mooshin dhowaan ay ka keeneen guddoomiyahooda Cismaan Barre Maxamed. Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiye Cismaan ayaa tiro ahaan gaareye 39 mudane, iyaga…
1 daqiiqo Maamulka Garasbaaley Oo Eedeeyay Maamulka Degmada Dayniile asMaamulka degaanka Garasbaaleey ayaa kan degmada Deyniile ku eedeeyay inuu farogalin dhuleed ku hayo deegaankooda. Guddoomiye ku xigeenka degaanka Garasbaaleey Cabdullaahi Cabdi Maxamuud oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay…