Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Bulshada Kismaayo Madaxweynaha dowladd Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu bartamaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kula kulmay shacab badan. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa wehlinayey… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Farmaajo Oo Ciidamada Jubbaland Ku Sugan U Ballan-qaaday Agab Ay Kula Dagaalaan Al-shabaab Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho ku joogta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa ammaanay hawsha wanaagsan ee Jubbaland ay ka qabatay Magaalada Kismaayo oo hada…
1 daqiiqo Trump oo Sheegay In Hadaladiisa Dartood Loo Go’doomiyay Qatar Madaxweynaha Mareykanka D. Trump ayaa taageeray xayiraadda LA saarey Qatar isaga oo weliba sheegtay in uu lahaa saameynta oo Carabta ay warkiisa maqleen. Trump oo 3 qoraal soo dhigay bartiisa…
5 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Goobjoog Uga Jawaabtay Warbixinta 100-ka Maalin Ee Amniga iyo Safarrada Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa si aad ah u difaacday howlihii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu qabtay 100-kii maalmood ee ugu horeysay. Iyada oo ka jawaabaysa safarrada madaxweyne Farmaajo ee dibadda…
6 daqiiqo Dhaqaalaha Dalka Qatar: Ma u Dhutin Doonaa Xiriirka Ay U Jareen Sacuudiga & Xulufadiisa? Subaxnimadii isniintii dalalka carabta iyo guud ahaan caalamka waxuu ku waabariistay dhacdo ka anfariirisay oo aheyd in mar qura ay dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn, Masar iyo Yemen ay xiriirka u…
1 daqiiqo Baarlamaanka K/galbeed Oo Meelmariyey Sharciga Dowladaha Hoose Xildhibaannada baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Talaado ah waxay meelmariyeen sharciga dowlahada hoose oo ay usoo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka K/galbeed waxaa shir guddoominayey guddoomiye…
1 daqiiqo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhoweeyay madaxweynaha…
3 daqiiqo Warbixin: Rajada Laga Qabo In Saddex Bil Kadib La Helo Cadaalad In la helo cadaalad waa mid kamid ah sababaha ay u taagnaan karto dowlad, taasi oo looga baahan yahay in bulshadeeda ay noqdaan kuwa hela cadaalad ku filan oo lagu…
1 daqiiqo Nin Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay saaka ku dileen nin dhallinyaro ahaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninka la dilay lagu magacaabayey Xuseen Xasan,…
4 daqiiqo Akhriso: Siilaanyo Oo Isku Shaandheeyay Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu xalay soo saaray waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada. Wasiirada qaar ayaa xilalkoodii waayey, kuwana waa la isku bedalay,…