Madaxweyne Cosoble “Marna Ma Aqbaleyno In Hirshabelle Cunoqabateyn La Saaro” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Buloburde ee Gobolka Hiiraan, ayaa kaga hadlay arrimo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Oo Degmada Dayniile Kaga Qeybgalay Shir Looga Hadlayey Amniga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali KHayre ayaa booqasho ku tegay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay xaaladaha amniga iyo arrimaha bulshada ee degmada ka jira,…
1 daqiiqo MAQAL: Xildhibaanno Ku Kala Aragti Duwan Dhismaha Guddiyada Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwanaaday dhismaha guddiyada baarlamaanka iyo sidoo kale qaabkii ay u dhacday doorashada. Xildhibaannada kala ah Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goor dhow waxay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdi Maadey oo 28-sano jir ahaa, kana tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Askariga la toogtay ayaa ku…
3 daqiiqo Adaydu Maxay U Illoobaan Maadooyinkooda Waxbarasho Isla Marka uu Dhamaado Xilli Dugsiyeedku Qof kasta oo naga mid ah waxa uu soo maray xilli uu ilaaway wixii uu soo qaatay sanad ka hor amaba uu lumiyay 90% daraasaddii xilli dugsiyeedkii tagay, arrinkani maaha…
6 daqiiqo Warbixin: Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Burcad Badeedda u Midoobey Iyo Burcadda Oo Sheegaya Iney Dalka Difaacayaan Burcad badeedda Soomaalida ayaa noqotay hadal-heynta dunida kadib markii bilihii ugu dambeeyay ay soo bateen afduubka loo geysanayo maraakiibta isticmaala xeebaha Soomaaliya. Hadaba, waxaa la isweydiin karaa su’aallo badan oo…
1 daqiiqo K/galbeed Oo Shaqo Abuur u Sameynaysa Dadka Naafada Ah Wasaaradda gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan dhammaan dadka naafada ah ee ku sugan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka…