1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Shabeellaha Hoose Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa mar kale Ibrahim Aadan Ali Najah u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka deegaankii Ciidanka lagu laayay oo shaqo joojin lagu sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle, Mudane Abdi Dahir Guure Karoore, ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin rasmi ah oo lagu sameeyay Guddoomiyihii Degmada Ceelbaraf, Yuusuf Xasan Xuurshoow.
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal mar kale dib uga qarxay deegaanka Jiicbor Dagaal ayaa ka socda deegaanka Jiicbor ee gobolka Mudug sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox hubaysan oo ugu yaraan 10 askari ka dishay ciidanka Suuriya In ka badan 10 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda cusub ee Suuriya ayaa lagu diley dagaal ay la galeen koox hubaysan oo horay uga tirsanayd xoogaggii maamulkii madaxweyne Bishaar Al-assad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wariyeyaal lagu laayay Gaza Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay, in ugu yaraan 10 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada Isra’iil ka geysteen Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal khasaare dhaliyay oo ka socda gobolka Mudug Dagaal ayaa ka socda deegaanka Jiicbor ee gobolka Mudug sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo weerartay goobo ku yaalla gudaha Israa’iil Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa sheegay inay weerar gantaallo ah ka fuliyeen goobo ku yaalla gudaha maamulka Israa’iil iyo dhulalka kale ee la haysto.
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal dib uga bilowday deegaanka Dacawaleey Deegaanka Dacawaleey ee gobalka Jarar ee dowlad deeyaanka Soomaalida waxaa dib hadda uga bilowday Dagaal xooggan oo udhaxeeya ciidanka Liyuu Booliis iyo maleeshiyo beeleed.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 21 oo qof oo lagu diley rabshado ka dhacay dalka Mozambiqu Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in ugu yaraan 21 qof ay lagu dilay rabshado ka dhacay magaalooyinka qaar tan iyo markii maxkamadda sare ee Mozambique ay xaqiijisay in xisbiga talada haya ee Frelimo uu ku guuleystay doorashooyin lagu muransan yahay oo dhacday horraantii bishii Oktoobar.
1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo war kasoo saartay Diyaarad lagu afduubtay Kismaayo Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay dhacdo halis ku ah amniga nidaamka duulimaadyada iyo badbaadada rakaabka sida ay sheegtay hay’adda duulista Soomaaliyeed