Wareysi Gaar Ah: Xildhibaan Xidig Oo Sheegaya In Ay Bilaabayaan Isla Xisaabtan Iyo Tilmaamista Gaabiska Jira Khamiistii waxaa Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay madasha horusocod ee Cabdirashid Xidig, shirkaasi jaraa’id kadib waxaa Xildhibaan Xidig wareysi gaar ah la yeeshay Weriye Cabdifitaax Kalgacal oo ka tirsan Goobjoog… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaannada Hirshabeelle Oo Wada Hadalsiinaya Beelaha Ku Dagaalay Baladweyne Guddi iskugu jira xildhibaano iyo waxgarad ka titsan Maamulka Hirshabeele ayaa Gaaray magaalada Baledweyne si ay xal ugu helaan Colaada ka soo cusboonatay meelo ka mid ah Gobolka Hiraan. Xildhibanadan…
2 daqiiqo Ra’isul Wasaare Khayre Oo Reer Muqdisho Ku Yiri “Muqdisho iyo Banaadir waa ka weyn tihiin, waxaa tihiin Shacabka Soomaaliyeed iftiinka ay fiirsanaayeen” Xasan Kheyre, ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xaflad la sheegay in lagu caleemo saarayey guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Thabit Cabdi ayaa shacabka Banaadir u sheegay in ay yihiin…
1 daqiiqo Wareysi: Xildhibaan Xuseen Carab Ciise Goobjoog ayaa wareysi dhinacyo badan taabana waxay la yeelatay guddoomiyaha guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise. Wuxuu ka hadli doonaa xildhibaanka qorshaha diyaarinta ciidamada qaran iyo arrimo kale oo…
3 daqiiqo Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Arrimo Dhowr Ah, Amniga Ayaa Kamid Ah Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Xildhibaan Xidig: Dad Mucaarad Ku Ah Farmaajo Ama Jawaari Ma Nihin Guddoomiyaha KMG ah ee madal la magac baxday “Horusocod” xildhibaan Cabdirashid Xidig ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay Muqdisho ka sheegay in kooxdiisa aaney aheyn madal mucaarad ku ah…
2 daqiiqo Siilaanyo: Cunoqateynta Hubka Ee Laga Qaado Soomaaliya Waxay Keeni Doontaa Dhibaato Hor Leh Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta jeediyey Khudbad ku aadan 18-ka May oo ah maalin uu maamulkaasi u asteeyay iney ka go’een Soomaaliya inteeda kale ayaa ku baaqay…
2 daqiiqo Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada Oo Shir Kaga Qeybgalaya Nairobi Wasiirada Arrimha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kormeeray xaruumaha dowladda Kenya,…
1 daqiiqo Qeybta 12aad Ee Ciidamada Xoogga Dalka Oo Gadooday, Hakiyana Isu Socodka Aagga Wasaaradda Gashaandhigga Sida ay ku warramayaan wararka aan ka heleyno xaafadaha ku dhaw wasaaradda gashaandhigga, ciidamo ka tirsan xoogga dalka, qeybta 12aad ayaa la sheegayaa in ay la wareegeen qeybo ka mid…
5 daqiiqo 26 Sano Kadib, Yaa Ka Dambeeyay In Somaliland Gooni Isu Taagto? Maanta waxaa 26 sano laga joogaa markii gobollada waqooyi ee Somaliland ay ku dhawaaqeen gooni isu taag, in kasta oo aan weli la aqoonsan hadana dadaalkooda ma yara, waxaa ay…