Maamulka Degmada Garbahaarey Oo Dib u Dejin u Sameeyay Qoysas Ku Barakacay Abaaraha Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dib u dejin u sameeyeen qoysas ku xoolo beelay abaaraha, kuwaa oo dhowaan gaaray degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka K/galbeed: Dhowaan Waxaa Dhici Doona Isbedallo Amni Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in dhowaan isbedallo dhanka ammaanka ah ay ka dhici doonaan guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Sii haya wasiirka amniga K/galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo…
1 daqiiqo Xukuumadda Oo La Xisaabtami Doonta Diyaaradaha Khilaafa Nidaamka Canshuuraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono diyaaradaha doonaya inay hareer maraan qaabka canshuur qaadista. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi wasiiru dowlaha wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka…
2 daqiiqo AMISOM Oo Sheegtay Iney Fureyso Waddooyinka Xiran Ee Gobollada Dhexe Taliska ciidamada AMISOM ee gobollada dhexe ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku furi doonaan dhammaan waddooyinka gobolladaasi ee ay xireen Xarakada Al-shabaab. Korneel Cilmi Maxamed Habane oo…
1 daqiiqo Baydhabo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Fulisay Afar Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah waxay dil toogasho ah ku fulisay Afar qof oo ku eedeysnaa iney ka dambeeyeen qaraxyo galaaftay nolosha shacab badan oo ka…
1 daqiiqo Kala Bar iskuulaadka Ingiriiska oo u Diyaargaroobaya Kordhinta Cufka Ardayga ee Gudaha Fasalka Kala bar iskuulaadka dalka Ingiriiska ayaa u diyaargaroobaya kordhinta cufnaanta ardayda ee gudaha fasalka, sabab lagu sheegay miisaaniyadda waxbarashao ee dalkaas oo in muddo ah iska dhinta sidii hore. Cufnaanta…
1 daqiiqo Mareykanka: Burcad-badeedda Waxaa Soo Celiyay Abaarta Iyo Gaajada Ka Jirta Soomaaliya Burcad-badeedda Soomaalida ayaa weeraro ka bilaabay xeebaha dalka Soomaaliya kadib markii ay dhowr markab oo ganacsi qabsadeen, arrintaasi waa mid jirto, laakin weli khatar isku ma badalin, sidaasi waxaa axaddii…
1 daqiiqo Askar Lagu Dilay Dalka Yemen Ugu yaraan todobo askari ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay waddanka Yemen, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 15 kale, qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Cadan ee koofurta waddankaasi.…
4 daqiiqo Baarlamaanka Oo 3 Bil U Qabtay Xaliimo Yarey Soo Gudbinta Qorshaha, Lojistikada, Lacagta iyo Amniga Doorashada 2020 Golaha shacabka ee baaramaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarey, iyada oo laga dalbaday in muddo 3 bil gudahood ay ku soo gudbiso…
1 daqiiqo 2016: Somaliland Oo Soo Bandhigtay Shaxda Dadka La Dilay Iyo Tirada Dhibanayaasha Burcadda, Kufsiga, Shilalka IWM Guddiga Shuruucda, arrimaha garsoorka iyo xuquuqul insaanka ee golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in ay la kulmeen xeer ilaalinta guud kaas oo guddiga warbixin ka siiyay kiisaskii dilalka iyo kufsiga…