Gaas Oo Baaq u Diray Shacabka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iney ka wada shaqeeyaan Nabadda iyo Horumarka magaaladaasi. Gaas oo ku sugan Waqooyiga magaalada Gaalkacyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Galmudug: Wasiir Rajo Ka Muujiyay Miro Dhalka Wada Hadallada Ahlu-sunna Iyo Galmudug Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in uu miro dhala wada hadallada maamulkooda la leeyahay Ahlu-sunna Waljameeca. Waxa uu sheegay…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo: Musuqa Waa Cadowga Dowladinimada Soomaaliyeed Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyey in musuqa uu yahay midka dowladdu ay la dagaalleyso. Waxa uu sheegay Farmaajo in dowladda Federaalku aysan…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdishu Amnigeeda U Mari Doona Tillaabo Uu Horay U Sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka xoogga dalka Soomaali taasi oo maanta…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xogga Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda sanadguurada 57aad ee maalintii la asaasay Ciidanka Xoogga ee 12-kii April, sannadkii 1960-kii.…
3 daqiiqo Qodobo Soomaaliya Iyo Imaaraadka Ka Wada Hadleen Oo Dowladda Federaalka Aaney Shaacin Dhaxal sugaha dalka Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Zaa’id Aala Nahyaan ayaa 10-kii bishan hoyga lagu magacaabo al-Baxr kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hor-kacayo oo…
2 daqiiqo Ciidamada Galmudug Oo Mishaar La’aan Ka Cabanaya Col. Cabdullaahi Nuur oo ka mid ah saraakiisha ciidamada millatariga maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamada millatariga maamulka Galmudug aysan heysan wax mushaar ah, taasi oo uu sheegay inay keeni…
2 daqiiqo Dad Macluul Ugu Dhintay Deegaanno Ka Tirsan Mudug Iyadoo ay isasa soo tarayso abaarta ka taagan gobolka Mudug ayaa xilligaan waxay qeylo dhaan xoogan ay ka soo yeereysaa maamulka Ceel-dibir oo sheegay in deegaankaas ay 6 qof ugu…
1 daqiiqo Amiirka Dowladda Qatar Oo Booqasho Ku Marayo Qaar Ka Tirsan Wadamada Qaaradda Afrika Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda ayaa waxa uu booqasho uu ku tagay waddanka Itoobiya, booqashadaas oo qaadanaysa muddo dhan labo maalmood amiirka ayaa waxaa socdaalka ku wehliya mas’uuliyiin…
8 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Dhibaatada Maanta Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya sanad-guuradii 57-aad ee aasaaskooda, cabsi dateed waxaa xiran isu socodka waddooyinka Muqdisho taasi oo ku tuseysa awoodda ciidanka iyo khatarta dalka ka…