Maamulka Khaatumo oo mamnuucay in hub lagu dhex qaato magaalada Laascaanood. Maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo ayaa mamnuucay in magaalada Laasocaanood lagu dhex qaado Hubka nuucyadiisa kala duwan, sida lagu sheegay war saxaafadeed 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka arrimaha dibadda XFS Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay waxa sababay inay fashilmaan wada-hadalladii Ankara. Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay inay natiijo la’aan ku soo dhammaadaan wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee magaalada Ankara, gaar ahaan wajigii labaad.
1 daqiiqo MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE JAMHUURIYADDA SHIINAHA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha usoo magacowgay dalkeenna Mudane Wang Yu ayaa ka guddoomay Warqadaha aqoonsigiisa Safiirnimo
1 daqiiqo Mucaaradka Israa’iil oo ugu baaqay Natenyahu in uu oggolaado xabbad joojinta Qasa Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil ayaa ku baaqay Mr Netanyahu in uu oggolaado heshiis xabbad joojin ah oo deg deg ah oo laga gaaro Gaza.
1 daqiiqo Muxuu wasiirka maaliyaddu ka yiri cabashada ganacsatada Muqdisho? Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa waxaa xirnaa qeymo kamida suuqa weyn ee Bakaaraha, waxayna ganacsata qaarkood oo halkaas dibedbax tamasho ah ka dhigey
1 daqiiqo Xamaas oo diiday heshiis xabbad-joojin ah oo Maraykanku ku dhawaaqay. Xamaas ayaa Mareykanka ku eedaysay inuu Israa’iil wakhtiga u dheeraynayo si ay u sii wado xasuuqa dadka marinka Qasa, wuxuuna hadalkani yimid ka dib markii xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken uu ku dhawaaqay in ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin
1 daqiiqo Muxuu yahay gefka uu Raali-gelinta ka bixiyay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ?. Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis ayaa raali-gelin buuxda ka bixiyay hadal uu dhowaan yiri oo ay dowladda Soomaaliya si weyn
1 daqiiqo Israa’il oo duqeyn ku dishay Shan carruur ah oo mataano ahaa Sida ay xaqiijiyeen goobaha Caafimaadka ee Falastiin Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa
1 daqiiqo Maraakiib Dagaal oo Shiinaha iyo Filibiin ay leeyihiin oo isku dhacay Maraakiibta dagaalka Shiinaha iyo Filibiin ayaa isku dhacay xilli ay gaaf wareegayeen aag badeed lagu muransanyahay ee
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay cabashadii baajaajleyaasha Muqdisho Ayadoo labadii todobaad ee la soo dhaafay wadeyaasha gaadiidka loo yaqaanno Bajaajtu ay dhigeen dibedbaxyo cabasho ah oo ku saabsanaa qidmadda oggolaansha darawalnimo oo lagu kordhiyay ayaa waxaa arrintaas qodobo xal u ah soo saaray wasaaradda gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo