Qarax Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay nawaaxiga wasaaradda Difaaca ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiir Yariisow Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cismaan Cumar Yariisow ayaa maanta waxa uu shaaciyey in shaqadii uu ka fariisiiyey agaasimahii wasaaraddaasi C/risaaq Bahlaawe iyo agaasimahii maamulka iyo miisaaniyadda…
6 daqiiqo Akhriso Sharciga: Madaxweyne Farmaajo Dalka Ma Gelin Xaalad Dagaal Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in uu iclaaminayo in dalka ku jiro xaalad dagaal, hadalkaasi kadib, dadka inta badan waxaa ay isla dhex-marayeen in madaxweynaha uu dalka…
2 daqiiqo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland oo ka warbixisay kulomo lagaga hadlayay sidii loo fasixilahaa xoolaha Somalida Wasiirka xanaanada xoolaha maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir iyo saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa ayaa si wadajira waxay uga qeyb galeen shir looga hadlaayay arrimaha caafimaadka xoolaha kaasi oo ka dhacay…
1 daqiiqo Burcad Badeedda Oo Qafaashay Doon Ganacsi Kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliya ayaa la sheegayaa in Sabtidii shalay ay biyaha dalka Yemen kasoo qafaasheen doon ganacsi, taasi oo ay lasoo aadeen dhanka maamulka Puntland. Hay’adda ganacsiga iyo ilaalinta…
2 daqiiqo Galmudug: Xildhibaanno Ku Kala Aragti Duwanaaday Dib u Dhigista Doorashada Xildhibaano ka tirsan maamul goboleedka Galmudug ayaa ku kala aragti duwanaaday dib u dhigista doorashada madaxtinimada Galmudug, kadib heshiis dhexmaray maamulkaasi iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Inkastoo baarlamaanka Galmudug uu horey…
1 daqiiqo Dowladda Sacuudiga Oo Deeq Raashin Ah Siineysa 25-kun Qoys Oo Soomaaliyeed Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixisey gar gaar raashin ah oo ka yimid dowladda Sacuudiga, kaasi oo la doonayo in loo qeybiyo 25 kun…
1 daqiiqo Kalfadhigga Saddexaad Ee Baarlamaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhigga Saddexaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan…
1 daqiiqo Maamulka Hirshabelle Oo Ka Gaabiyey Dhexdhexaadinta Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa ka gaabiyey dhex dhexaadinta beelo walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Beelahan ayaa ku dagaallamay Tuulada Jameeca Misre oo…
1 daqiiqo Trump Oo Golaha Kongareeska kala hadlay Duqeyntii Syria Ugana digay in Tallaabo Kale Ay Qaadaan Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa xubnaha aqalka kongareeska waxa uu u gudbiyay arrin ku saabsan duqeyntii uu marakaynka uu ka geestay dalka Syria,isagoo koongareeska ugu digay inay qaadaan tallaabooyin…