Miisaaniyadda 2017-ka Oo Maanta La Hor-keenayo Golaha Shacabka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta ay sugayaan in la horkeeno miisaaniyadda 2017-ka. Golaha shacabka ayaa xukuumadda ka dhageysan doona miisaaniyadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gaabis Ku Yimid Gurmadka Abaaraha Ee Galmudug Guddiga abaaraha ee maamulka Galmudug ayaa sheegay inuu jiro gaabis ku yimid xagga gargaarka ah ee dadku abaarta ku hayso deegaannada uu maaamulkaasi ka arrimiyo. Afhayeenka guddigan Maxamed Nuur Diini…
2 daqiiqo Puntland Oo Dhaliishay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa dowladda Federaalka ku dhaliilay in gurmadkii loo baahnaa aaney u fidin dowladda shacabka abaarta ku hayso deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin C/laahi…
2 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta: “Muhiimaddayda Ugu Horraysa In Ay Tahay in Dardargaliyo Xornimo Hadalka iyo Xoriyadda Saxaafadda Soomaaliya” Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa axaddii goor uu xilka kala wareegayey wasiirkii hore mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay in uu ilaalin doono xuriyadda hadalka iyo xuriyadda…
1 daqiiqo Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Xalinta Hubka Nukleerka Ay Isticmaasho Kuuriyada Waqooyi Uu La Kaashan Doono Shiinaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in Maraykanka uu xal u heli doono dhibaatada dhanka hubka Nukleerka, kaasi oo ay isticmaasho Kuuriyada waqooyi isagoo tilmaamay in arintaasi uu…
1 daqiiqo Gaas Oo Magacaabay Wasiiru Dowlayaal Iyo Wasiiru Ku Xigeenno Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay wasiiru dowlayalaa iyo wasiiru ku xigeenno, kadib wareegtu uu soo saaray. Afar mas’uul ayuu Labo kamid ah u magacaabay Wasiiru dowlayaal,…
1 daqiiqo Wasiir Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho Waxaa maanta caasimadda aas qaran loogu sameeyay wasiirkii hore ee Dekadaha Dr. Nuur Faarax Xersi oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
1 daqiiqo War Saxaafadeed: Weriye Hanad Cali Guuleed, Waa La Helay, Waxaa Uuna La Joogaa Qoyskiisa Goobjoog Media Group ayaa war saxaafadeed ay soo gaarsiisay Goobjoog News uga waran tay xaaladda weriye Hanad Cali Guuleed oo saaka la helay kadib 24 saac oo uu u afduubnaa…
1 daqiiqo SAWIRRO: Dowladda Turkiga Oo Gaadiid Iyo Qalab Dhisme Ku Wareejisay Maamulka G/banaadir Dowladda Turkiga ayaa maanta qalab gaadiid iyo agab kale ku wareejisay maamulkaa gobolka Banaadir, kadib markii uu magaalada Muqdisho yimid Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Veysi Kaynak. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Turkiga Oo Yimid Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak, waxaana garoonka diyaaradaha ee Aaan Cadde kusoo dhoweeyey Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka…