10 Sano Kadib, Dulimaad Toos Ah Muqdisho Iyo Nairobi Oo Bilowday Maanta oo Arbaco ah waxaa si rasmi ah u bilowday duulimaadka tooska ah ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kadib muddo 10 sano ah oo diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Puntland Oo Sheegay Iney Fureen Waddooyinkii Gaalkacyo Ee Ku Xirmay Dagaallada Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay iney fureen dhammaan waddooyinkii ku xirmey dagaalladii magaaladaasi ka dhacay dhammaadka sanadkii 2016. Duqa magaaladaasi Yaasin Tumey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…
1 daqiiqo Waxgarad Ku Baaqay In La Meelmariyo Xukuumada Kheyre Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka iney meelmariyaan xukuumadda uu 21-kii bishan soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ugaas Salaad Ugaas Maxamed Rooble oo…
2 daqiiqo Iran, Isra’il Iyo Argigixisada Waa Ajenadaha Shirka Jaamacadda Carabta Shir madaxeed jaamacadda carabta ee Urdun ayaa maanta la filayaa in looga hadlo faragelinta Iran ku heyso dalalka carabta, dhibaatada ay Isra’il ku heyso Falastiin iyo dhulkeeda iyo waxa loogu…
1 daqiiqo Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Oo Manta Ka Furmaya Urdun Maanta oo Arbaco ah, waxaa dalka Urdun ka furmaya shir madaxeedka wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo badan looga hadli doono. Madaxweynaha dowldda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed…
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Maanta La Horgeynayo Golaha Shacabka Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la horgeeyo golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Faah Faahin: Askari Lagu Diley Degmada Waaberi Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa koox hubeysan oo habeenkii xalay ahaa askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ku dilay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Ragga watey bistooladaha ayaa…
1 daqiiqo Syria: Magaalooyin Afar Ah Oo La Daad Gureyn Doono Dadka Ku Nool Wararka ka imaanaya waddanka Syria ayaa waxay sheegayaan in la isla gaaray heshiiska ah in la daad gureeyo dadka ku nool afar magaalooyin oo ga’doodsan ee Syria. Ururka u dooda…
7 daqiiqo Aqoon-Yahanno: Xiriirka Dowlad Goboleedyada Iyo Dalalka Dariska Ah Waxa Uu Hoos U Dhigayaa Awoodda Dowlada Dhexe Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka fadraalka ah, kaas oo dalka ka hirgalay, shuruucdiisa dhanka dastuurka ahna ay in badan wali qabyo tahay oo hirgelinteedau u baahan tahay hirgelinta Aftida dadweyne…
4 daqiiqo Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Prof. Yaxye Cali Ku Yiri”“Kaalay Oo Maamul Hirshabeelle”, Kuna Hanjabay In uu Dib U Qiimeynayo Xiriirka Dowladda, Magan-geli Doono UN Iyo IGAD Madaxweynaha maamul goboleedka Cali Cabdullahi Cosoble oo wasiirradiisa wehliyaan ayaa mantas shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baladweyn, isagoo oo ka hadlay arrimo badan oo uu sheegay in uu cabasho ka…