Kheyre Oo Loogu Baaqay Inuu Dib Ugu Laabto Magacaabista Wasiiradiisa Ururada bulshada Koonfur Galbeed ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Kheyre ay haboon tahay in uu dib ugu laabto xukuumaddiisa cusub. Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Idiris Dhakhtar: Wasiirada Waan Kusoo Celineynaa Ra’iisul Wasaaraha Xildhibaan Idiris Cabdi Dhakhtar oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uusan wasiiradiisa aanu kusoo xulan aqoon iyo karti oo uu ka been sheegay,…
1 daqiiqo Booliiska Somaliland Oo Ka Hadlay Nin Loo Xiray Sheegashada Magaca Siilaanyo Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa wada baaritaan ku aadan macallin la sheegay inuu sheegtay magaca Madaxweynaha maamulkaasi. Macallinkan ayaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Maxamuud, waxaana u raacsan Siilaanyo, taasi…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Kulmaya Dhiggiisa Kenya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah, islamarkaana qaadan doonta Saddex maalin uga bilaabatay dalka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu…
1 daqiiqo Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii London Oo Sii Kordhay Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay weerar ka dhacay xarunta baarlamaanka UK ee magaalada London, waxaana ku dhimatay 5 qof oo uu ku jiro qofkii weerarka soo qaaday sidoo kale waxaa…
13 daqiiqo Akhriso: Taariikh Nololeedka Dhammaan Wasiirrada Xukuumadda Ra’isul Wasaare Xasan Khayre Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa taariikh nololeedka dhammaan wasiirrada xukuumadda Xasan Khayre, wasiirrdan oo ka kooban 27 waxaa lagu dhawaaqay galabtii Talaadada. Sida aad ka akhrin doontaan…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay Booyad Shidaal Oo Ku Qaraxday Muqdisho Faah faahin dheerad ah ayaa laga helayaa Booyad shidaal oo maanta si iskeed ah ugu qaraxday degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare dhaawac ah. Inta la…
1 daqiiqo Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Soo Badhigay Cadadka Lacagta Ay Bixiyeen, Inta Ay Hayaan Iyo Inta Ay Filayaan Guddiga gurmadka abaaraha ee Heer qaran ayaa maanta soo bandhigay qarashaadka ay ka heleen dowladda Federaalka, Shacabka, Ganacsatada Soomaaliyeed, dalalka caalamka iyo sidoo kale ururada caalamiga ah. Soo bandhigistaan ayaa…
1 daqiiqo Qaxooti Soomaaliyeed Oo Maanta Dib Uga Soo Laabanaya Kenya Soomaali badan oo qaxooti ku ahaa dalka Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah lagu soo waramayaa iney dib ugu soo laabanayaan waddoonka oo muddo badan ay ka maqnaayeen. Dadka maanta…
2 daqiiqo Washington: Soomaaliya Oo Ka Qeybgalaysa Shir Looga Hadlayo Daacish Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kamid ah dhowr dal oo ka qeybgalaya shir ballaaran oo looga hadlayo ururka Daacish, kaasi oo ka dhacaya magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Sii haya xilka…