1 daqiiqo Sheeko:War Taliska Booliska Soomaaliyeed oo si adag hadlay Sarkaal ka tirsanaa oo Kismaayo lagu dilay Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay falkii foosha xumaa ee shalay ka dhacay magaalada Kismaayo halkaas oo uu ku dhintay sarkaal ka tirsanaa ciidanka boliiska.
1 daqiiqo Sheeko:War ATMIS oo beenisay in ay ku lug leedahay is doorashada ka socota Jubbaland Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay inay dhexdhexaad ka yihiin khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:War Jubbaland oo ka digtay in qalqal amni laga abuuro Gedo Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah u martigelisay hadal-jeedinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Jubaland, gaar ahaan Musharaxiinta loo arkay in ay taageero u yihiin Madaxweynaha Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo Mamnuucday Adeegyada Shirkadda IxBet iyo Lambarrada Gaarka ah Maamulka Puntland ayaa soo saaray wareegto rasmi ah oo lagu mamnuucayo adeegyada shirkadda khamaarka ee IxBet, iyo isticmaalka lambarrada gaarka ah (Private Numbers) ee shirkadaha isgaarsiinta.
1 daqiiqo Sheeko:War Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Madaxweynaha Cusub ee La Doortay Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay israsaaseyn ka dhacday Kismaayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar saaka lagu qaaday Hotelka Agan oo ku yaalla magaalada Kismaayo, kaas oo ay fuliyeen ciidamo ka amar qaata maamulka Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:War Nin dilay Mas’uul ka tirsanaa Jaamacad oo xukun dil ah lagu fuliyay Boosaaso Maxkamadda Derejada Koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay Maxamed Abshir Muuse Bootaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxkamad Xukun Ku Ridday Nin Qaxooti Soomaaliyeed ah oo lagu helay dambi isku day kufsi ah Maxkamad ku taalla Waqooyiga Ireland ayaa maanta lix bilood oo xabsi ah ku xukuntay Cabdullaahi Salaad, oo ah 23 jir Soomaali ah, ka dib markii lagu helay inuu isku day kufsi ah ku sameeyey kalkaaliso caafimaad iyo sarkaalad booliska ka tirsan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka NATO iyo Ukraine oo shir deg deg ah ka yeelanaya gantaallada Ruushka NATO iyo dalka Ukraine ayaa la filayaa in Talaadada soo socota ay kulan deg deg ah ka yeeshaan, kaddib marki uu Ruushka uu Khamiitii gantaallo culus ku tijaabiyay magaalo k Dnipro ee bartamaha Ukraine.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo digniin adag u diray dalalka reer Galbeedka iyo duqeymo ka dhacay Ukraine Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in weerar ay ciidamadiisu ku qaadeen bariga Ukraine ee magaalada Dnipro , uu ahaa mid loo adeegsaday “gantaal cusub oo ah kuwa riddada dhexe”.