Maqal: Dood Ku Saabsan Doorashada Madaxweynaha Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan doorashada madaxweynaha ee la filayo 8-da bishan in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Dooddan waxaa marti ku ah Dr Xasan Sheekh… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Bakool: Guddiga Abaaraha Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Gobolkaasi Guddiga gurmadka abaaraha ee gobolka Bakool ayaa maalmahan wadey kormeerka deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo ay abaaro ka jirto si ay u ogaadaan xaaladda ay ku nool yihiin dadka shacabka…
1 daqiiqo 10 Qof Oo Lagu Qabtey Howlgal Ay Ciidamada Jubbaland Ka Sameeyeen Kismaayo Ciidamada Booliiska iyo Nabad sugidda Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal dad lagu soo qabtey ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Howlgalkaan oo ahaa mid amni…
1 daqiiqo Jubbaland: 7 Askari Oo Xukun Xabsi Ah Lagu Ridey Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Isniin ah waxay xukun xabsi ah ku riddey 7 askari oo ka tirsan ciidanka maamulkaasi. Askartaan la xukumay ayaa lagu…
1 daqiiqo 30 Qof Oo u Geeriyootey Biyo Sumeysan Oo Ay Cabeen Duleedka Baydhabo, Baay In ka badan 30 qof ayaa ku geeriyootey deegaanka Masuubiyow oo qiyaastii 20 KM u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii ay dadkaasi cabeen biyo sumeysan. Wariyaha…
1 daqiiqo Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha JFS oo Lagu Dhawaaqay Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray magacyada guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddigan oo ka…
1 daqiiqo Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliland oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Doorashooyinka maamulka Guddoomiyaha Aqalka Sare “Guurtida” ee baarlamaanka Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay muddo kordhinta doorashada Somaliland ee dhawaan ay ku dhawaaqeeyn si wadajir ah, Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda Saddexda…
4 daqiiqo Akhriso: Sooyaalka Tirada Iyo Magacyada Murashaxiinta Ku Tartamey Doorashooyinkii Ka Dhacey Soomaaliya Guddiga qaban-qaabada Doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaa ay araajida murashaxnimo ka qabteen, shahaadada murashaxnimadana siiyeen ilaa 24 murashax, mid ka mid ah murashaxiintan waxaa uu noqon doonaa madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya,…
2 daqiiqo Shirkii 28aad ee Midowga Afrika oo Maanta Furmaya iyo 5 Musharrax oo u Tartameysa Guddoomiyaha Afrika Shirkii 28aad ee Mudowga Afrika ‘AU’ ayaa ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyadoo ay ka qeybgalayaan madax farabadan oo ka tirsan midowga. Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa…
2 daqiiqo K/galbeed Oo Sheegtay In Xaalad Adag Ay Soo Wajahday Beeraleyda Sh/hoose Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xilligaan ay xaalad adag ay soo wajahday beeraleyda gobolka Shabellaha Hoose kadib markii uu biyo yareeyey Wabiga shabelle. Wasiirka Beeraha K/galbeed, Maxamed Xasan Fiqi…