Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaarta Ka Jirta Guud Ahaan Dalka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlaamaanka maamulka Galmudug Maxamed Axmed Maalin ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney u gurmadaan dadka ay abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay in… 1 daqiiqo
5 daqiiqo MUUQAAL: Dowladda Ingiriiska Oo Ka Qeyqaadaneysa Gurmadka Abaaraha Iyo Horumarinta Soomaaliya Madaxa waaxda horumarinta caalamiga dalka Britten ee Soomaaliya Phil Evans oo wareysi gaar ah siiyey Goobjog News, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo sidoo kale…
3 daqiiqo Sh. Maxamed Shaakir: Waxaan Xad La Leennahay Puntland Iyo Koonfur Galbeed, Galmudug Kuma Biireyno, Hubna Ma Wareeji Doonno. Hoggaamiyaha maamul-ka gobollada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in maamulkiisa uu ka taliyo gobollada Mudug, Galgaduug iyo Hiiraan, isagoo…
1 daqiiqo Maamulka Somaliland Oo Musaafuriyey Labo Qof Oo u Dhashay Denmark Maamulka Somaliland ayaa musaafuriyey Labo ruux oo u dhashay dalka Demark, kuwaasi oo la sheegay iney u gafeen Diinteenaa Islaamka ee Suuban. Wasiirka Qorsheynta Somaliland, Maxamed Ibraahim oo saxaafadda kula…
1 daqiiqo C/weli Gaas “Nabadoon Xarago Cadaaladda Ayaa La Horgeyn” Madaxweynaha maamulkaa Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xarriga Boosaaso loogu geystay afahayeenka Nabadoonnada Bari, Nabadoon C/qaadir Xarago. Waxa uu sheegay madaxweynaha in cadaaladda la horgeyn doono Xarago,…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Gurmadka Dadka Ay Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Federaalka iney u midoobaan u gurmashada shacabka abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay Ra’iisul…
1 daqiiqo Haweeney Ganacsato Ahayd Oo Lagu Diley Baydhabo Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku dileen Haweeney la sheegay iney kamid ahayd ganacsatada magaaladaasi. Xaafad…
2 daqiiqo Ammaanka Degmada Cadaado Oo Laga Shiray Xubno isugu jira garsoor iyo guddoomiyeyaal ka tirsan maxkamada gobolka Galgaduud ayaa kulan ay ku yeesheen degmada Cadaado waxay ka hadleen amniga guud ee degmadaasi. Waxay sheegeen xubnahan kulanka yeeshay…
8 daqiiqo Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo Uu Maanta Kahor Jeediyey Golaha Shacabka Oo Dhameystiran Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta furay Kalfadhiga Koowaad ee golaha shacabka, isaga oo dhanka kalena horgeeyey xildhibaannada golaha shacabka Ra’iisul wasaarihiisa. Hadaba Goobjoog News, ayaa…
3 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Kheyre: Qofkii Lagu Helo Musuq Tallaabo Sharci Ah Ayaa Laga Qaadi Doonaa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta codka kalsoonida ka helay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ayaa balanqaaday inuu la yimaado wax qabad dhab ah. Waxa uu…