Farmaajo Oo Furaya Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta war saxaafadeed uu soo saaray Ku sheegay in arbacada soo socota uu madaxweyne Farmaajo furi doono kalfadhiga 1aad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacab Dibadbax Ka Dhigay Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari Boqolaal shacab ah ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay dibadbax ballaaran ka dhigeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo ay ku dalbanayeen in lasii daayo nabadoon C/qaadir…
3 daqiiqo 24 Sano Black Hawk Down Kadib, Mareykanka Oo Ciidamo U Soo Diraya Soomaaliya Waaxda difaaca Mareykanka ee loo yaqaano Pentagon ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay kordhiyaan la dagaalinka ururada xiriirka la leh Al-qaacida ee ka howlgala Soomaaliya sidaasi waxaa warbaahinta Mareykanka…
1 daqiiqo SAWIRRO: Khasaaraha Ka Dhashay Dabkii Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay ayaa waabarigii saakay ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaana dabkaasi uu socday in ka badan 5 saacadood. Saddex ruux ayaa ku geeriyoorey…
2 daqiiqo Galmudug: Imise Maalin Ayuu Dastuurka u Ogolaanayaa Xildhibaannada Iney Kusoo Doortaan Madaxweyne Cusub Guddoomiyaha Guddiga xeer hoosaadka Barlamanka maamulka Galmudug Xildhibaan Cabdiweli Cali Mxamuud ayaa ka hadlay xilliga uu dastuurka maamulkaasi ogolaanayo in madaxweyne lagu doorto iyo cida hoggaamineysa kahor doorashada madaxweynaha. Waxa…
4 daqiiqo Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Goobjoog News Uga Warammay Shaqada 5 Guddi Oo Goluhu Meelmariyey Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay shaqada ay qaban doonaa 5 guddi oo 25-kii bishan goluhu meelmariyey.…
2 daqiiqo 10-ka Shirkadood ee Dunida Ugu Hal-abuurka Badan Dhinaca Aqoonta 2017 10 shirkadood ee dunida ugu hal-abuurka badan dhinaca waxbarashada ayaa waxaa ka soo dhex muuqday, kaalinta Kowaadna kaga jirta shirkadda caanka ee dhanka teknoloojiyadda ee Microsoft. Wargeyska la yiraahdo FastCompany…
1 daqiiqo Farmaajo Oo Ka Soo Horjeestay Saldhigga Militari Ee Imaaraadka, Dalbadana In Ay Joojiyaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dalka Sacuudiga Ka dalbaday In Imaaraadka Carabta ay Joojiyaan Saldhigga Militari Ee Berbera. Madaxweyne Farmaajo ayaa boqortooyada Sacuudiga ka dalbaday in ay dhex-dhexaadiyaan Soomaaliya…
5 daqiiqo Galmudug Iyo Guuleed: 12 Arrin Oo Lagu Xasuusto Madaxweynahii Galmudug Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuled ayaa axaddii is-casilay, sababta waxaa uu ku sheegay sababo caafimaad. Cabdikarim Guuleed, waxaa uu madaxweyne ka ahaa Galmudug tan iyo July 4, 2015-kii,…
2 daqiiqo Madaxweynaha Hirshabelle: Si Degdeg Ah Haloo Joojiyo Colaadda Shabellaha Dhexe Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi cosoble ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaadey deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Waxa uu sheegay Madaxweynaha…