Wareejintii Dekedda Berbera oo Saameyn Taban Ku Yeelatay Shaqaalihii Dekedda 200 oo ka mid ahaa shaqaalihii dekedda Berbera ayaa loo sheegay inaaney ka sii shaqeyn doonin dekedda maadama aaney shirkadda DP World qaadi karin shaqalaha baaxadaa leh ee dekedda shaqeeya.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo u Amba Baxay Sacuudiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah u amba baxay dalka Sacuudiga. Diyaarad gaar ah ayaa madaxweyne Farmaajo saakay ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa. Madaxweynaha ayaa Ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxaana madaxweyne Farmaajo uu shaqsigan u rajeeyey inuu Allah…
1 daqiiqo Waddooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay Gelinkii dambe ee maanta waxaa dib loo furay waddooyinka magaalada Muqdisho oo maanta loo xirey caleema saarkii madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Gabal dhacii maanta waxaa dib u bilowday isku socodkii…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay Madaafaiic Kusoo Dhacay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic gelinkii dambe ee maanta kusoo dhacay xaafadda Kaawo Godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Ugu yaraan 5…
1 daqiiqo Dhageyso: Caalim “Dowladda Dhexe Iyo Maamullada Oo Wada Shaqeeya Ayaa Meesha Ka Saari Kara Faragelinta Shisheeye” Diplumasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in faragelinta shisheeye ay ku yaraan karto wada shaqeyn fiican oo dhexmarta dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Diplumasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa sheegay inay jirto faragelinta…
5 daqiiqo Akhriso: Khudbadaha Madaxda Iyo Marti Sharafka Ka Soo Qeb-galay Caleemo-saarka Farmaajo Waxaa Goordhaw soo dhammaaday xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka socotay garoonta Aden Cadde. Xafladda waxaa ka soo qeyb-galay labadii madaxweyne ee Farmaajo ka horreeyay, guddoonka labaqa…
1 daqiiqo SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya Oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaasi oo soo dhoweyn sare loogu sameeyey. Kenyatta ayaa salaan sharaf ka guddoomay cutubyo ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Ahlu-sunna Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Baaqday Dhismaha Dowlad Awood Leh Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa ugu baaqday madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, inuu soo dhiso dowlad xooggan oo wax ka qabata marxaladda uu dalka iminka ku…
2 daqiiqo Maxamed Cabdi Afeey “Xaaladda Bini’aadannimo Ee Soomaaliya Aad Bay Qatar u Tahay” Ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka qeybqaataan gurmadka abaaraha dalka isaga oo tilmaamay in xaaladda bini’aadannimo ee…