1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo xilalkii ugu horreeyay magacaabay Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa magacaabay Thomas Homan oo horey u ahaa ku simaha Madaxa Waaxda Socdaalka, inuu noqdo Agaasimaha Arrimaha Xuduudaha Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa looga hadlay wada hadalladii ugu horreeyay ee dhexmara Trump iyo Putin? Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa wada-hadalkii ugu horreeyay ee telefoonka ah la yeeshay madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo ku dhawaaqday in ay joojisay doorkeeda dhexdhexaadinta Xamas iyo Isra’il Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday in ay hakisay dadaalkii ay ku laheyd dhexdhexaadinta wadahadallada muhiimka ah ee lagu rabay in xabad joojin lagu kala dhex dhigo Isra’il iyo Xamaas, si loo soo afjaro dagaalka Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rabshado ka dhacay doorashadii dhowaan ka dhacday Mozambuque oo weli socda iyo dad ku geeriyooday Rabshado ka dhashay doorashadii horraantii bishii oktoobar ka dhacday Moazambique oo murashaxa xisbiga talada haya ee frelimo la sheegay inuu ku soo baxay ayaa weli dalkaas ka socda, kuwaas oo sababay waxyeello baaxad leh.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jubbaland oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay xildhibaanadii dhowaan tagey Kismaayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada maamulkaas kulan soo dhowayn iyo sharaf ah ugu sameeyay qeybtii ugu horeysay ee Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adaha Xuquuq aadanaha Itoobiya oo sheegtay inay baarayso Xasuuq ka dhacay dalkaas Hay’adda Xuquuqda Aadanaha Itoobiya ayaa Khamiista sheegtay in ay baarayso dil wadareed loo geystay 48 qof, kuwaas oo lagu toogtay gobolka Oromia ee rabshadaha ay ka socdaan, waxayna eedda falkan dusha ka saartay jabhadaha halkaas ka dagaalamaya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogihii ugu dambeeyay ee baaritaanka eedaysane Haashim Dhaqane Muxamed iyo kiis kale oo lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa Dembi-baarayaasha dalka Kenya ee ku howlan ka sal-gaaridda galdacwadeedka Haashim Dhaqane Muxumed oo loo haysto dilka 3 gabdhood oo isku qoys ahaa ayaa soo bandhigey caddaymo hor leh oo muujinaya dilka gabar kale oo lala xariirinayo inuu ninkaasi ku lug lahaa.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Magaalaynta ee ka socda Qaahira Waxaa la soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah oo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Elmi Mahamoud Nur, uu la yeeshay madaxda qaar ka mid ah hay’adaha caalamiga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee dunidu uga falcelisay dib u doorashada Donald Trump? Madaxweynihii hore dalka mareykanka Donald Trump ayaa si yaab leh ugu guuleystay doorashada madaxtinimada Mareykanka, asagoo ka adkaaday haweenaydii la tartamaysay ee kamala Haris.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo beeniyay falal qalqal-gelin ah oo ka dhacay goobaha codbixinta ee Mareykanka Dowladda Ruushka ayaa beenisay eedeymo la xariira inay ku lug leeyaday hanjabaado la xariira in bambaanooyin lagu weerarayo goobaha codbixinta doorashada Mareykanka.