Taariikhda Guddoonka Aqlka Sare-Cabdi Xaashi, Abshir Bukhaari Iyo Mowliid Guhaad Maanta waxaa Muqdisho lagu doortey guddoonka aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdulahi oo ka soo jeeda (Somaliland) ayaa noqdey guddoomiyaha aqalka sare, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa loo doortey Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Mowliid Xuseen oo Ku Guuleystay Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaan Mowliid Xuseen Guhaad ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada guddoonka baarlamaanka oo hadda lagu soo gabagabeeyay xarunta Aqalka Sare ee Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo 2 Musharrax oo U Gudbay Wareegga 3-aad ee Guddoomiyaha Labaad ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaan C/kaafi Macallin Xasan iyo Xildhibaan Mowliid Xuseen Guhaad ayaa iskugu soo haray wareegga Saddexaad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Aqalka Sare. Doorashadan oo wareeggii 2-aad ay iskugu…
1 daqiiqo Afar Musharrax oo Usoo Gudbay Wareegga 2-aad ee Doorashada Guddoomiyaha Labaad ee Aqalka Sare Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey doorashada wareegga 1-aad ee guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 7 musharrax. 52 mudane ayaa codeysay, waxaana codadka loo kala helay…
1 daqiiqo Abshir “Bukhaar” oo Noqday Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ee BFS Xidhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada hadda ka socota xarunta Aqalka Sare ee Baaralamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa…
1 daqiiqo 2 Xildhibaan oo Usoo Gudubtay Wareegga 3-aad ee Doorashada Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed iyo Cabdi Axmed Dhuxulow oo u soo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashadan oo wareeggii 2-aad ay iskugu soo hareen…
1 daqiiqo Saddex Musharrax Oo Ku Tartameysa Wareegga Labaad Ee Doorashada Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey doorashada wareegga 1-aad ee guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 7 musharrax. 52 mudane ayaa codeysay, waxaana codadka loo kala helay…
1 daqiiqo Cabdi Xaashi oo Noqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii uu doorashadii maanta uu helay cocod dhan 43 xildhibaan. Doorashadan oo illaa hadda ka…
1 daqiiqo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo Ka Bilaabatay Muqdisho Waxaa hadda si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan 16 xubnood oo ka tirsan golaha. Xarunta golaha Aqalka Sare waxaa…
3 daqiiqo Shuruudda Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Oo Dhameystiran Waxaa Goordhaw xarunta golaha aqalka sare ee KM Zero ka bilaabanaya doorashada guddoonka aqalka sare, lix iyo toban(16) ayaa ku tartamaya. Guddoomiyaha waxaa u tartamaya labo xubnood halka xilka guddoomiye…