Dib u Dhis Lagu Sameynayo Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Sareeyo Guute, Duuliye Maxamuud Sheekh Cali oo ah taliyaha ciidamada cirka Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, waxa uu ku sheegay in dib u dhis ballaaran lagu sameynayo ciidamada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Qarax Lagula Eegtay B/weyne Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gelinkii hore ee maanta ciidamo ka tirsan Itoobiya lagula eegtay duleedka magaalada Baladweyne. Kolonyo ay ciidankaan la socdeen ayaa la sheegay In Miino…
1 daqiiqo Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaar Ka Jirtay, Sh/dhexe Ganacsato iyo Qurbejoog Soomaaliyeed ayaa biyo dhaamin waxay ka bilaabeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo saameysay abaarta ka jirta gobollada dalka. Booyado biyo lagu qaadey ayaa loo…
1 daqiiqo Wasiir Fargeeti Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Meel Marinta Golaha Wasiirada Ee Miisaaniyaddda Qaranka Wasiirka Maaliyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeto ayaa waxa uu ka hadlay shir ay iskugu yimaadeen wasiirada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo looga hadlaayay miisaaniyadda Dowladda ee sanadkaan . Wasiir…
2 daqiiqo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar Iyo Jarmalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka iyo Masar, waxayna ka wada hadleen sidii xiriirka dalalkaas…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Camaara: Wax Dagaal Ah Maanta Kama Dhicin Deegaanka Guddoomiyaha Camaara ee Mudug Yusuf Salaad Maxamed ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in aanu maanta dagaal ka dhicin deegaanka Camaara. Guddoomiyaha waxaa uu arrinkaas ka hadlaya “Wax dagaal ah ama…
5 daqiiqo Akhriso: 10-Caqabad Oo Farmaajo Ka Hortaagan In Uu Noqdo Madaxweynahii Loo Baahnaa Lix iyo Toban(16)-kii sano ee la soo dhaafay waxaa madaxtooyada(Villa Somalia) soo maray madaxweynayaal badan, marka laga reebo Protocol iyo magac u baxay, ma jirin madaxweyne ku guuleystay soo celinta…
2 daqiiqo Xil. C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo Ka Hadlay Nooca Ra’isul waraare ee Dalku Ubaahan yahay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan baarlamaanka 10aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Goobjoog la hadlay ayaa ka warramay nooca ra’isul wasaare ee dalkani u baahan ayahay. Xildhibaan Cabdullaahi…
2 daqiiqo Agaasimaha Duulista Hawada: Farmaajo Waxaa Uu Ballan-qaaday Soo Cellinta Hawada, 23 Sano Lacagteeda In Laga Hadlo Waa Khatar Agaasimaha guud ee hey’adda duulista iyo saadaasha hawada Capt Cabdiwaaxid Cumar Sheekh Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay kullan dhexmaray hey’adda iyo madaxweynaha cusub ee…
5 daqiiqo Somaliland oo Ujawaabtay Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo Ka Hadlay Saldhigga Milatari ee Berbera Maamulka Somaliland ayaa si adaga uga jawaabtay hadal ka soo yeeray hanti-dhowraha Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ku cambaareeyay heshiiska saldhigga…