Muhaajiriin Farabadan oo Lagu Qabqabtay Dalka Mareykanka Wakaaladda Socdaalka iyo cashuuraha Mareykanka ayaa qabqabatay dad illaa 700 oo qof ku dhawaad ah oo intooda badani ah dad ajanibi ah, dadkaas oo la sheegay in intooda badani ay… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Akhriso: Qodobadda 15-ka Ah Ee Heshiiska Iyo Damaca Waallida Ah Ee Imaaraadka Kula Wareegeen Dhulka Soomaaliyeed 48 saac ayaa ka soo wareegatay tan markii baarlamaanka Somaliland ansixiyeen heshiiska saldhigga Militari uga sameysanayo Imaaraadka Carabta Airportiga magaalada Berbera, Waqooyiga Soomaaliya. Dowladda federaalka ah oo shacabka uga mas’uul…
2 daqiiqo Aqoonyahanno Ka horyimid Heshiiskii Dowladda Imaaraadka Iyo Somaliland Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si isku mid ah uga hor yimid heshiis u dhaxeeya dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Somaliland, kaasi oo ku aadan in dowladda…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Hay’adaha Gargaarka Iyo Beesha Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga…
2 daqiiqo Shir Looga Hadlayey Mideynta Canshuuuraha Dalka Oo Lagu Qabtey Nairobi Wasaarada Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay magaalada Nairobi kulan ay ka soo qayb galeen qaybaha maaliyadda ee maamul goboleedyada. Shirkaan ayaa looga doodi doonaa habka ugu fudud ee…
1 daqiiqo Nigeria: 100 Kun Oo Qof Ayaa Geeriyootey 7-sano Gudahood Guddoomiyaha gobolka Borno State ee waqooyi bari ee dalka Nigeria ayaa sheegay in 100-kun oo qof ugu yaraan lagu dilay intii ay dalgaalada ay kawadeen kooxda Boko Haraam waddanka Nigeria.…
1 daqiiqo Guddi Wasiirro Ah Oo Maamuli Doona Caleemo-saarka Madaxweyne Farmaajo Guddi ilaa 8 xubnood ah ayaa loo saaray qaban-qaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Guddigan waxaa jira:Cabdullahi Axmed Jamac, Cabdirisaq Cumar Maxamed, Cabdiraxmaan Odowaa,…
2 daqiiqo SAWIRRO: Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Dil Ku Xuntay 7 Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso waxay ku xukuntay Todobo nin oo la sheegay iney ka dambeeyeen dilal ka dhacay magaaladaasi. C/fitaax Xaaji Aadan, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi Muqdisho 13 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Janaraal Siciid Xasan Geeddi oo ahaa xubin ka tiran…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan laqaatay madaxda Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayay guddoomiyaha Rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Gabeyre. Kulanka madaxweynaha uu layeeshay…