Abaarta Gedo Oo Kasoo Dartay Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, Sahal Macalin Aadan ayaa sheegay in xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta degmadaasi ay tahay mid aad u liidato, oo dadka abaaraha haystaan noloshooda aad… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Warbixin: Sharci La’aan Keentay In Madaxweynaha Dhaarta Kadib Uu Hotel Jiifto, Kuna Shaqeeyo Soomaaliya waxaa ka jira xilligan fowdo dastuuri ah, in sidaasi dhacdo, cid uunbaa u sabab ah, haddii aan qalad jirin sidee madaxweyne la dhaariyay uu dibadda uga joogataa madaxtooyada qaranka(Villa…
2 daqiiqo Soomaalida Ku Nool Xeryaha Dhadhaab Oo Ka Hadlay Go’aankii Kenya Uga Laabtay Xirista Xeryahaasi Soomaalida qaxootiga ku ah xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ee dalkaasi ay ku diiddey xirista xeryahaasi, xilli dad badan oo Soomaaliyeed ay dib ugu…
2 daqiiqo Professor Af yare Cabdi “Saddex Arrin Ayaa Laga Doonayaa In Madaxweyne Farmaajo Degdeg Ku Fuliyo” Professor Af yare Cabdi Cilmi ayaa sheegay in madaxweynaha la doortey ee Farmaajo hadda laga doonayo in si degdeg ah u sameeyo Saddex qodob oo uu sheegay iney tahay mid…
2 daqiiqo Laanqeyrta Cas: 40% Dadka Soomaaliyeed Waxay Waajahayaan Abaar Baahsan Laanqeyrta Cas oo war ka soo saartay xaaladda abaarta Soomaaliya ayaa ka digtay in 40% dadka Soomaaliyeed ay waajahayaan xaalad abaarteed gurmad degdeg ahna ay u baahan yihiin. Guddiga Caalamiga…
1 daqiiqo Madaxweynaha S/Afrika Oo Sheegay In Wada Shaqeyn Dhow Uu La Yeelanayo Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha dowladda Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib guushii uu ka gaarey doorashadii dalka ka dhacday 8-dii bishan. Madaxweyne Zuma ayaa…
1 daqiiqo Golaha Ammaanka Ee QM: Waan Ilaalineynaa Madaxbannaanida Iyo Midnimada Soomaaliya Kulan ay isugu yimaadeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxay kusoo dhoweeyeen madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo dhanka kalena amaanay madaxweyne hore Xasan Sheekh…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Shan Qodob Ugu Baaqay Dowladaha Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa uu…
1 daqiiqo Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Soo Dhoweeyey Madaxweyne Farmaajo Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa soo dhoweeyey madaxweynaha cusub ee dalka loo doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo ugu baaqay in safarkiisa ugu horreeyo uu ku tago magaalada Baladweyne. Qaar kamid…
1 daqiiqo CabdiIsmaaciil Samatar “Doorashada Waxay Ku Dhacday Si Xalaal Ah” Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in si aan musuq ku jirin ay u dhacday doorashadii 8-dii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho. Professor…