Somaliland Oo Fariin u Dirtey Madaxweyne Farmaajo Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Maxamed C/laahi Farmaajo in dib loo bilaabo wada hadalladii Labada dhinac u dhaxeeyey. Afhayeenka madaxtooyada maamulkaasi Xuseen Aadan Cige oo… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Akhriso: Khudbaddii Ugu Horreysay Madaxweyne Farmaajo Oo Qoraal Ah, Isu Soo Baxyada Iyo Abaaraha Ayuu Ka Hadlay Madaxweynaha federaalka Soomaaliya ayaa xalay xilli dambe la hadlay shacabka Soomaaliyeed, khudbaddan ama war saxaafadeedka waa kii ugu horeeyay ee uu qabto tan iyo markii la dootay Febuary 8, 2017.…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Murashaxiintii Uu Ka Adkaaday Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kullan casho ah uu xalay u sameeyay murashaxiintii uu doorashada madaxweyaasha uga adkaaday ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan dhismaha dalka. Qaar ka mid…
1 daqiiqo Maamullada Galmudug Iyo Puntland Oo Farmaajo Ku Booriyay In Uu Ka Shaqeeyo Midnimada, Cadaaladda Iyo Qarannimada Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa hambalyo iyo bagaadin u diraya madaxweynaha cusub ee federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Maamul Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ugu hambalyeeyay…
1 daqiiqo Erdogan Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Garab Istaag Madaxweynaha Dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyeeyay doorashada xilka isagoo ballan-qaadey is garab istaag iyo taageero dhab ah in uu…
1 daqiiqo Maxamed Cabdulahi Farmaajo February 8, 2016, waxaa magaalada Muqisho madaxweyne loogu doortay Maxamed Cabdulahi Farmaajo, waa madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya. Halkan ka akhriso Taariikhda Madaxweynaha: Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962,…
2 daqiiqo Midowga Yurub, Midowga Afrika Iyo Beesha Caalamka Oo Wada Shaqeyn U Ballan-qaadey Madaxweyne Farmaajo Midowga Yurub, Midowga Afrika Iyo Beesha Caalamka ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay ugu hambalyeeyeen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo ballan-qaadey iney la shaqeyn…
4 daqiiqo Falcelinta Bulshada iyo Maamulka Somaliland ee Doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Maamulka Somaliland ayaa siyaabo kala duwan looga falceliyay doorashada madaxweynaha Cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee maalintii shalay lagu doortay magaalada Muqdisho. Madaxtooyada maamulka ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku aaddan…
1 daqiiqo Tarsan “Umadda Soomaaliyeed Rajadeeda Dib Bay Usoo Laabatay” Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo kamid ahaa musharraxiintii u tartamayey xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaga oo u waramayey Goobjoog News, waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed hadda u baryay waa…
1 daqiiqo Ciidamada Milatariga Oo La Faray In Magaalada Muqdisho Ay Faarujiyaan Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku bixiyay in magaalada Muqdisho ay dibadda uga baxaan ciidanka Millateriga dowladda Soomaaliya. Taliyaha oo ka hadlayey rasaas magaalada Muqdisho…