1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada oo iscasilay Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa maanta si lama filaan ah isaga casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Federaalka Soomaaliya isagoo ahaa Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiiru dawle ka tirsan Xukuumadda DanQaran oo iscasilay Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Qorsheynta, C/rashiid Jire, oo ka soo jeeda Jubbaland, ayaa si rasmi ah ugu gudbiyay istiqaaladiisa Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, isaga oo iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda.
1 daqiiqo Sheeko:War Hoobiyeyaal ku dhacay gudaha xerada Xalane Weerar hoobiyeyaal ah ayaa ka dhacay agagaarka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho sida ay Goobjoog u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha golaha shacabka ahna kusimaha madaxweynaha oo ka qeyb-galay munaasabad xarigga looga jarayay xarunta cusub ee ciidanka dhulka Guddoomiyaha golaha shacabka, ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ka qeyb-galay xarig ka jarka xarunta cusub ee Taliska Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha XDS oo sheegay in ciidanka xoogga dalku ay awood u leeyihiin inay burburiyaan cadow kasta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in awoodda ciidan ee Soomaaliya ay si fudud u baabi’in karto cadow kasta oo dalku leeyahay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo B-52 ku xoojiyay difaaciisa Bariga Dhexe Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka, kuwaas oo loo yaqaan B-52 bombers, ayaa gaaray Bariga Dhexe, iyagoo ka yimid saldhigga cirka ee Minot, gobolka North Dakota.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Lubnaan oo shaacisay tirada dadka ku dhintay duullaanka Israa’iil Ku dhowaad 3 kun oo ruux ayaa ku geeriyooday duullaanka maamulka Israa’iil ee dalka Lubnaan, waxaana xog ay dowladdu soo saartay ay tilmaamaysaa inay dad badani ku naf waayeen duqeymaha iyo duullaanka dhulka ah ee Israa’iil
2 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay Ciidamo ku dagaallamay Muqdisho Xaafadda Soona Key ee degmada Hodan, gobolka Banaadir, waxaa ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 90 qof oo Falastiiniyiin ah oo lagu la’yahay dhisme ay weerartay Israa’iil Weerar diyaaradaha Israa’iil ay ku bartilmaameedsadeen dhismo shan dabaq ah oo deegaan ah oo ku yaal Beit Laxyia, waqooyiga Qasa ayaa lagu soo waramaya in uu geystay khasaare lixaad leh.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo lagu eedeeyay inay oogolaatay inuu dekadeheeda adeegso markab walxa qarxa u wada israa’iil Dowladda masar ayaa lagu eedeeyay inay adeegsiga dekadeheeda u oggolaatay markab shixnad hub ah u wada maamulka israa’iil ee gumaadka dadka falastiin iyo Lubnaan ku howlan.