Mas’uuliyiinta Ugu Sarreysa JFS oo Dareen Farxad leh Uga Falceliyay Go’aankii Makamadda ICJ ee Dacwaddii Badda Soomaaliya Madaxda ugu sarreysa Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa dareen farxadeed ka muujiyay go’aankii maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ay ku gaartay in la furo kiiska dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Maxkamadda ICJ Oo Go’aamisey In Horey Loo Sii Wadi Karo Dacwadda Badda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay dacwadii ay la gashay Kenya ee ku saabsanaa arrimaha badda ee la horgeeyay ICJ, waxaana la diidey dhamaan codsiyadii Kenya ee ay ku diidaneed in dacwada…
1 daqiiqo Sheekh Shaacir Oo Ku Guuleystay Kursigii Lagu Celiyay Ee Koofur Galbeed Wararka ka imaanaya koofur galbeed ayaa sheegaya in Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed uu ku guuleystay kursiga lagu celiyay ee deegaankaas. Sheekh Shaacir oo helay 34 cod, waxaa uu ka adkaaday…
1 daqiiqo Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ): Is Afgaradkii Soomaaliya Iyo Kenya Waa Mid Sharci Ah Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ) ayaa goordhaw ku dhawaaqdeyn in MOU-ga ama is afgaradkii dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya ee arrimaha badda uu yahay heshiis loo aqoonsanayo mid sax ah sida uu dhigayo…
2 daqiiqo Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Xasan Sheekh, Saciid Deni, Dr. Saciid Maxamud Iyo Sharif Sheekh Axmed Waxaa gelinkii dambe ee maanta xildhibaannada labada aqal ka hor khudbeyay Murashaxiinta kala ah: Xasan Sheekh, Saciid Cabdulahi Deni, Dr. Saciid Ciise Maxamud Iyo Sharif Sheekh Axmed. Xasan Sheekh Maxamud…
1 daqiiqo 6 Xildhibaan oo Dhaariyay Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Kulan wadajir ah oo ay maanta yeesheen Labada Aqal ee Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay Lix xildhibaan oo si rasmi ah uga mid noqday aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Cabduqaadir Gaafow oo Mar Kale Loo Doortay Aqalka Hoose ee BFS Doorasho ku celin ahayd oo maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho ayaa waxaa mar kale ku soo baxay Cabduqaadir Gaafoow Maxamuud. Cabduqaadir ayaa ku guuleystay codod gaaraya 50 cod, cododkii guud…
2 daqiiqo Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Zakariye Maxamud, Baashiir Raage Iyo Jibril Ibrahim Gelinka hore ee saaka waxaa khudbadaha murashaxnimada labada gole ka hor akhriyay murashaxiinta madaxweyne ee kala ah: Zakariye Maxamud Xaaji, Bashiir Raage Shiiraar Iyo Jibril Ibrahim Cabdulle. Zakariye Maxamud oo…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wadada Via Balcad Ee Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Via Balcad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa qarax ka dhex dhacay gaari nooca raaxada ah. Goob joogayaal ku…
6 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Iyo Waxqabadkii Hore Ee 8-da Murashax Madaxweyne Oo Dhameystiran Waxaa maanta khudbadahooda labada gole ka horjeedinaya ilaa sideed(8) murashax, kuwaas oo lagu wado in ay baarlamaanka Soomaaliya ka iibiyaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo hanka ay doonayaan iney dalka ku maamulaan…