Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, oo ku hadlaysa magaca Dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Isbaaniya (Spain) ka dib fatahaad ba’an oo sababtay geerida in ka badan 63 qof.