Akhriso: Sooyaalka Tirada Iyo Magacyada Murashaxiinta Ku Tartamey Doorashooyinkii Ka Dhacey Soomaaliya Guddiga qaban-qaabada Doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaa ay araajida murashaxnimo ka qabteen, shahaadada murashaxnimadana siiyeen ilaa 24 murashax, mid ka mid ah murashaxiintan waxaa uu noqon doonaa madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya,… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Shirkii 28aad ee Midowga Afrika oo Maanta Furmaya iyo 5 Musharrax oo u Tartameysa Guddoomiyaha Afrika Shirkii 28aad ee Mudowga Afrika ‘AU’ ayaa ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyadoo ay ka qeybgalayaan madax farabadan oo ka tirsan midowga. Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa…
2 daqiiqo K/galbeed Oo Sheegtay In Xaalad Adag Ay Soo Wajahday Beeraleyda Sh/hoose Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xilligaan ay xaalad adag ay soo wajahday beeraleyda gobolka Shabellaha Hoose kadib markii uu biyo yareeyey Wabiga shabelle. Wasiirka Beeraha K/galbeed, Maxamed Xasan Fiqi…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Soomaaliya Oo Hawgallo Kawada Magaalada Buurane Ee Gobolka Sh/ Dhex Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Mahadaay ee gobolka shabeellada dhexe ayaa saaka kawada hawlgalo magaalada iyo deegaannada hoos yimaada. Ciidamada ayaa hawlgalkaan waxay ku baadi goobayaan inay…
2 daqiiqo Dekedda Magaalada Hobyo oo Ay Ku soo Xirtaan Doomo Sida Shixnado Ganacsi Maamulka magaalada Hobyo ayaa sheegay in doomo ganacsi todobaadyadii dambe ay si is daba joog ah ugu soo xiranayeen dekadda magaaladaasi. Guddoomiyaha magaaladaasi Cabdullaahi Axmed Cali oo wareysi siiyay Goobjoog…
1 daqiiqo Dabley Hubeysan oo Dil Ka Geystay Masjid Ku Yaalla Dalka Canada Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyootay rasaas dabley hubeysan ay ku fureen masjid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Canada. Wakaaladda wararka Reutersa ayaa qof goobjoog ka ahaa waxa…
2 daqiiqo Maamulka Somaliland oo Dib u Cusbooneysiisay Go’aanno Hore oo Isticmaalka Baasaaboorka DF Soomaaliya ah Maamulka Somaliland ayaa gabi ahaanba maamnuucay in maamulkooda lagu galo ama looga dhoofo baasaaboorka Soomaaliya oo ay ku qoran tahay in lagu sameeyay degaanno Somaliland ah laga bilaabo bisha January…
1 daqiiqo Qarax Miino Oo Caawa Mahadaay Ka Dhacay Ugu yaraan 8 ruux oo midi askari yahay ayaa la soo sheegayaa inay ku dhaawacmeen qarax miino oo maqribadii caawa ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxa miino…
1 daqiiqo Dhageyso: Isdiiwaangelinta Musharrixiinta Oo Joogsatay Guddiga doorashooyinka ayaa soo gabagebeeyay isdiiwaangelinta musharrixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Ilaa haatan guddigu waxa ay sheegeen inay isa soo diiwaangeliyeen musharrixiin gaaraya 24 oo u taagan…
2 daqiiqo Muqdisho: Taraafikada Oo Cabasho Ka Ah Ciidamada Hubeysan Ee Gaadiidka Wata Taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka Cali Maxamed Cali oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan ciidamada hubeysan ee dowladda. Waxa uu sheegay in…