Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Waf Ka Socday WFP Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Marwo Laura Turner. Kulanka ayaa looga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Boqolaal ka tirsan booliiska Jarmalka ayaa isticmaalay budad iyo Biyaha basbaaska si ay u qaboojiyaan dad badan oo bartilmaameedsanayay xaflad dhaqameedka bulshada ka soo jeeda dalka Eritrea,taas oo ka dhaceysay…
2 daqiiqo Dowladda oo Shaacisay iney Si Buuxda Ula Wareegtay Saldhigyadii ay Baneeyeen ATMIS Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay in ciidanka Qaranku si buuxda ula wareegay xarumihii ay banneeyeen Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS oo…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hey’adda IHH Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga si…
2 daqiiqo Golaha Wasiirrada oo Shaaciyay Waqtiga uu Bilaabanayo Wajiga Labaad Ee Dagaalka Al-shabaab Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo yeeshay maanta kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca…
2 daqiiqo Madaxweynaha Mareykanka oo Sweden Kala Shaqeynaya Ku Biirista Gaashaanbuurta NATO Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ku qaabilay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka shaqaynayo sidii Sweden ay ubiiri laheyd Ururka NATO…
1 daqiiqo Maxkamad Ku Taalla Hindiya oo Xukun Ku Riday Rag Garaacis Ku Dilay Nin Muslim ah Maxkamad ku taalla Hindiya ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay 10 nin oo loo heynsto inay afar snao kahor garaacis nafta kaga qaadeen nin Muslim ah, dhacdadaan ayaa…
1 daqiiqo Turkiga iyo Masar oo Xiriirkooda Dib usoo Celinaya Kadib Dilkii Mursil Dowladaha Turkiga iyo Masar ayaa dib usoo celinaya xiriirka labada dal oo xumaa tan iyo markii Masar uu xukunkeeda Milatarigu qabtay, oo halkaas lagu riday dowladdii Rayidka aheyd ee Xisbiga …
1 daqiiqo Hantidhowraha Qaranka oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socotay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Labada Aqal Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Ka Jawaabay Cabashada Ka Timid Dhulka Qubuuraha Macallin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid…