Gobolka Banaadir Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in isaga iyo shaqaalaha Dowladda Hoose oo is kaashanaya ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada gurmad loo fidiyo … 1 daqiiqo
1 daqiiqo Trump oo Ujawaabay Xildhibaan Ku Tilmaamay Madaxweyne aan Sharci ahayn Madaxweynaha Mareykanka ayaa si aad si adag ugu jawaabay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mareykanka ee John Lewis oo uu ku tilmaamay madaxweyne aan sharci ahayn. Madaxweyne Dornald Trump ayaa xildhibaanka…
1 daqiiqo Faarax Macallim: Kenya Waxaa Ay Soomaaliya U Gashay Damac Ay Ka Leedahay Kheyraadkeeda Faarax Macalim oo ah siyaasi Kenyaan ah, horeyna guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Kenya ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey ka Hadley arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo…
1 daqiiqo Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee Kubadda Cagta 2017 oo Ka Furmay Dalka Gabon Sabtidii waxaa dalka Gabon ka furmay koobkii kubadda cagta ee Qaramada Qaaradda Afrika ee 2017 oo ku furmay kulan ay iskaga hor yimaaddeen dalka martigeliyaha ah ee Gabon oo la…
1 daqiiqo Murashaxiinta Madaxweynnimada Oo Jawaari Iyo Beesha Caalamka Kala Hadley Hufnaanta Doorashada Madaxweynimada. Siyaasiyiinta u taagan qabashada xilka madaxweynennimada Soomaaliya ayaa sabtidii waxaa ay la kulmeen guddoomiyaha Golaha shacabka Sooomaaliyeed iyo qaar ka tirsan wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya. Xubnaha ka socday Golaha…
1 daqiiqo Barnaamijka Gurmadka Abaaraha Oo Goordhaw Ka Bilaabanaya Goobjoog Goobjoog Media Group waxaa ay goordhaw bilaabeysaa barnaamijka Gurmadka abaaraha, waxaana barnaamijka marti ku ah: Guddiga gargaarka abaaraha oo ka kooban dowladda, Culimada Soomaaliyeed iyo bulshada rayidka. Hadaba, Dhammaan Ganacsatada,…
1 daqiiqo Pro: Caalim “Hoggaan Caadil Ah Baa La Rabaa” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur(Caalim) oo ah falanqeeye siyaasadda Soomaaliya iyo Afrika ayaa ka hadlay xaaladda uu dalka ku jiro iyo diyaargarowga loogu jiro doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Iyadoo dhowaan la doonayo…
2 daqiiqo Sheekh Daad: Abaarta Puntland Way Ka Sii Dartay Abaaraha ka jira degaannada Puntland oo weli dhibaato ku haya dadka iyo duunyada ku dhaqan degaanno badan. Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah guddiga abaaraha ee Puntland ayaa caawa…
1 daqiiqo Aqalka Sare Ee Golbollada Waqooyi Oo U Xayiran Kuraas La Isku-heysto Guddiga Qabanqaabada Doorashooyinka Aqalka Sare ee Somaliland ayaa ka hadlay qabsoomi la’aanta dhameystirka doorashada xubnaha aqalka sare ee matalaya Somaliand. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka aqalka sare ee xubnaha matalaya Somaliand Gen.…
2 daqiiqo Xisbiga Waddani ” Duruufta Jirtaa Maaha Mid Doorasho Suurtogelineysa” Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Aadan ayaa sheegay in duruufta abaaraha ee ka jira Somaliland aaney ahayn mid suurogelinaysa in doorasho ka dhacdo maamulkaas. Xirsi oo hadalkan…